Browsing: Baarlamaanka
Waxaa hadda xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho ka socdaa kulan looga hadlayo miisaaniyadda 2019, iyadoo furitaanka kulanka oo Guddoomiye Maxamed Mursal…
Kulanka 31-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ka furmo xarunta Baarlamaanka magaalada…
War kasoo baxay xogheynta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in manta oo Sabti ah 29-ka Disembar 2018 uu ka dhacayo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si weyn uga hor yimid, ugana digay sharciga Qaran ee Denbiyada Jinsiga” kaasoo Golaha Wasiirada…
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kasoo jeeda degaana K/Galbeed aya loo ogolaaday inay xarunta NISA ee magaalada Muqdisho…
Xoghayihii Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya ee laga saaray Guddigaasi xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii ay xukuumadda…
Xildhibannada Mucaaradka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la baxay Kutlada Badbaado Qaran ayaa soo saaray qoraal ay Sharci darro ku tilmaameen…
Waxaa maanta kulan dhex maray Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya ee dhowaan dib u habeynta lagu sameeyay iyo Wasiirka Maaliyadda xukuumadda…
Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxaa galabta ka dhacday doorashada guddoonka guddiga maaliyada, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka.
Guddiga Maaliyada Baarlamaanka Soomaaliya ee dib u habeynta lagu sameeyay, isla markaana laga saaray saddexdii mas’uul ee ugu sareeyay Guddigaasi…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddiga Maaliyadda ka saaray xubno si weyn ugu kacsanaa xukuumadda Soomaaliya, kuwaasoo diyaariyey warbixintii Musuqa ku…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa soo saaray wareegto isku shaandheyn ah oo lagu sameeyey Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka, kadib…
Khilaafka ka taagan Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyadda ee Golaha Baarlamaanka ayaa keenay xaalad lama filaan ah oo soo wajahday Xukuumadda…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa galabta xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho kula kulmay Guddiga Maaliyadda, miisaaniyadda…
Xildhibaanno maanta ku shiray magaalada Muqdisho oo u badan kuwii keenay mooshinkii xil ka qaadista Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa…
Xildhibaannada keenay Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadda kulan uga socdaa magaalada Muqdisho, iyadoo la filayo inay war cusub kasoo saaraan…
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inay weli isku khilaafsan yihiin qodobkii soo dedejiyay Mooshinka xil ka qaadista Madaxweyne Maxamed…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa soo gabagabeeyay mooshinkii xil ka qaadista madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo kadib muddo…
Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ka tanaasulay ayaa maanta soo saaray Shuruudo ay ka dalbadeen…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa amar kasoo saaray dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka.
