Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaanno kasoo jeeda K/Galbeed oo xarunta NISA ku booqday Mukhtaar Roobow & Farriin ka timid [Akhriso]

    Xildhibaanno kasoo jeeda K/Galbeed oo xarunta NISA ku booqday Mukhtaar Roobow & Farriin ka timid [Akhriso]

    December 28, 2018Updated:December 29, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kasoo jeeda degaana K/Galbeed aya loo ogolaaday inay xarunta NISA ee magaalada Muqdisho ku booqdaan Mukhtar Roobow Cali.

    Mukhtar Roobow oo ay ciidamda Itoobiya kasoo xireen magaalada Baydhaba, kadibna u gacan geliyaan Ciidamda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa dib loogu soo celiyey magaalada Muqdisho, isagoo lagu celiyay xabsigii lagu hayey ee xarunta weyne ee loo yaqaan Habar-Khadiija, si looga reebo doorashadii Madaxweynaha K/Galbeed oo la rumeysnaa inuu ku guuleysanayo.

    Xildhibaannada la kulmay  Sheekh Mukhtar Roobow ayaa sheegay inay xaaladiisa wanaagsaneyd, waxa dhibaato ahna aanu qabin, marka laga reebo jug ay u geysteen ciidamada Itoobiya xilligii laga soo qabtay Madaxtooyada magaalada Baydhaba.

    “Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka koonfur galbeed yo intii ka welwelsaneyd Mukhtaar Robow waxaan idinla wadaagayaa inay maanta ii suurowday inaan la kulmo.  Caafimaadkiisa wuu fiicnaa wax dhib ahna ma qabin meel jawigeeeda degana yahay ayuu joogay oo amni ah..”” ayey tiri xildhibaan Xaniifa Ibraahim Xaabsade oo ka mid ahayd xildhibaanadii booqday.

    Mukhtaar Roobow ayaa la sheegay inuu farriin u dhiibay xildhibaananda, isagoo la hadlaya shacabka K/galbeed, gaar ahaan taageeeriyaashiisa, taasoo ahayd: Waan fiicanahay wax dhib ahna ma qabo xaalka hala dejiyo…”

    Wararka ayaa sheegay in dib loo furi doono wadahadalkii u dhaxeeyay Mukhtaar Robow iyo dowlada Soomaaliya, iyadoo ay arrintiisa soo dhex galeen xildhibaannada labada Gole ee kasoo jeeda K/Galbeed.

    K/Galbeed Mukhtaar Roobow Muqdisho NISA Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXoghayihii Guddiga Maaliyadda oo kashifay Qaabkii Xukuumadda Somalia u faragelisay Guddigaasi [Akhriso]
    Next Article Xildhibaan Mahad Salaad oo digniin kasoo saaray ‘Sharciga Denbiyada Jinsiga’ ee Wasiiradda Haweenku wadato

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo