Browsing: Baarlamaanka
Kulanka 31-aad ee Golaha Shacabka oo la filyey inuu maanta dhaco ayaa baaqday, kadib markii guddoonka uu joojiyey kulankaasi oo…
Kulan si gaara oo abaabulay oo ay ka qeyb galeen qaar ka mida xildhibannada labada gole oo ka dhacay magaalada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa dib uga laabtay mucaaradnimo bilow ah oo uu kala hor yimid…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi C/laahi & xubno la socda ayaa maanta tegaya magaalada Kismaayo.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia ayaa kulankiisii 9-aad ee kalfadhigii 4-aad maanta ku ansixiyey Hindise sharciyeedka dhisidda Guddiga Madaxa bannaan ee…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Siyaasiyiinta Dowladda.
Xildhibanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u gudbiyey guddoonka Baarlamaanka Mooshin soo-jeedin ah oo ay ku dalbanayaan in baarlamaanku ka…
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin ku saabsan in mooshin lagu dalbanayo in Baarlamaanka la hor keeno…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta dib u bilaabaya kulamadoodii kadib hakad ku yimid muddo toddobaad ka badan, kadib khilaaf ka…
Shirkii Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka oo Galabta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa soo idlaaday, iyadoo aan go’aan…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shir isugu yeeray Guddiyadda Joogtada ah ee golaha Shacabka.
Waxaa maanta baaqday kulanka 9aad ee Golaha Aqalka Sare oo lagu waday in looga doodo, laguna ansixiyo Xeerka Dhismaha Guddiga…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa kulan la yeeshay Qaar ka mida xubnaha Guddiga Maaliyada ee uu dhowaan kala…
Shirarkii Golaha Shacabka ayaa hakad ku jirta, iyadoo uu weli taagan yahay khilaafka ka dhashay kala diristii Guddigii Maaliyadda ee…
Dalka Qatar ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu ka baxay ururweynaha dalalka Saliida dhoofiya ee Petroleum Exporting Countries (OPEC).
Qaar ka mida Guddiga Doorashada maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay is casili doonaan, kadib cadaadis xoog leh…
Xildhibannada ka horjeeda xukuumadda Soomaaliya ee mucaaradka ah ayaa si weyn isugu soo baxay maanta soo dhoweynta Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…
Iyadoo maanta lagu wado inuu dalka ku soo laabto guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa waxaa soo dhoweyntiisa markii…
Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horeysey ka hadley kala diristii guddiga maaliyada baarlamanka ee uu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa la sheegay inuu ka hor yimid go’aanka guddoomiye ku xigeenka koowaad…
