Browsing: Baarlamaanka
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa qoraal uu soo saaray maanta ku kala diray…
Guddoonka Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala diray Guddigii Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka Baarlamaanka Federaalka.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoonka Golaha Baarlamaanka uu kala diray Guddigii Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka…
Waxaa maanta baaqday kulan la filayey inay yeeshaan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka, iyadoo muran ka taagan yahay qaabka guddoominta Baarlamaanka, dalkana…
Waxaa maanta markii labaad baaqday kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay taagan tahay arrintii ka dhalatay Warbixintii la laalay ee…
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ahaa wasiiru dowlihii Maaliyadda dowladii Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu helay farriimo loogu hanjabyo oo…
Gudiga Golaha Aqalka Sare ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay go’aan ku saabsan waanwaantii ay ka dhex wadeen Dowladda Federaaka iyo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baaralmaanka Federaalka ayaa weerar afka ah ku qaaday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo saaray qoraal uu been abuur ku tilmaamay war…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor yimid go’aankii uu guddoonka Baarlamaanka ku laalay warbixintii Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka.
Warbixinta uu Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Maaliyadda ee lagu baahiyey warbaahinta waxay ahayd Bambo siyaasadeed oo lagu qarxiyey mashruucii ugu…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qirtay in lacag dhan 5.9 Milyan oo Doolar uu Bankiga Dhexe ka bixiyey Khasnajiga Maamulka Dowladda…
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay go’aankii Baarlamaanka Federaalka ku laalay Warbixintii qaar ka mida Guddiga Maaliyadda ee…
Dood xasaasi ah oo ay hareysay muran iyo buuq ayaa lagu soo gabagabeeyay xarunta Baarlamaanka, kadib fadhigii maanta oo looga…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa si kulul uga hadlay eedeynta ay wasaaraddiisa u jeediyeen qaar ka mida…
Xubnaha Guddiga Baarlamaanka ee Maaliyadda ayaa isku hor qabsaday fadhigii Baarlamaanka oo looga hadlayey warbixinta Miisaaniyadda 2018.
10 xildhibaan oo ka tiran Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo Qorsheynta Baaralmaanka ayaa ka soo hor yimid Warbixintii Guddigaasi faafiyay, iyadoo…
Waxaa goor dhow furmay kulankii 29-aad kalfadhiga 4-aad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ahmiyad gaara leh, kadib markii ajendayaasha…
Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inuu laba qeybood ugu qeybsamay warbixinta ay kasoo saareen xaaladda maaliyadda dalka…
Kulan adag ayaa maanta ka furmaya Golaha Baarlamaanka, iyadoo ajendaha looga doodayo uu yahay warbixin ay soo saareen qaar ka…
