Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG: Dood kulul oo maanta ka dhaceysa Baarlamaanka [Xukuumadda Kheyre oo Qorshe u diyaarisay-AKHRISO]

    XOG: Dood kulul oo maanta ka dhaceysa Baarlamaanka [Xukuumadda Kheyre oo Qorshe u diyaarisay-AKHRISO]

    November 24, 2018Updated:November 24, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulan adag ayaa maanta ka furmaya Golaha Baarlamaanka, iyadoo ajendaha looga doodayo uu yahay warbixin ay soo saareen qaar ka mida Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo Xukuumadda Somalia lagu eedeeyay musuq iyo maamul xumo maaliyadeed.

    Farriin uu xalay diray Guddoonka Golaha Shacabka ayaa lagu shaaciyey in maanta oo Sabti ah ay kulmayaan Xildhibaanada, iyadoo ajendayaashu kala yihiin; Sharciga Hanti dhowrka oo cod loo qaadayo iyo  warrbixinta Miisaaniyadda dowladda.

    Xukuumadda ayaa olole weyn ku jiray maalmihii ugu danbeeyay si ay isaga difaacdo Warbixinta Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka, waxaana jawaab celinta xukuumadda ugu horeeyay jawaabtii uu qoray Hanti-dhowrka guud, halka arrimo kale ay maanta ka dhici doonaan xarunta Baarlamaanka.

    Qaar ka mida xildhibannada Guddiga Maaliyadda ee warbixinta soo saaray ayaa la sheegay inay ku takri faleen awooddi guddigaasi oo ay qaab siyaasadeed u adeegsadeen, taasoo xukuumadda Kheyre ay si weyn uga gilgilatay, waxaana la filayaa in xubno ka mida Guddiga Maaliyadda  Baarlamaanka ka sheegaan inaysan la socon warbixinta oo ay ku talo baxeen qaar ka mida.

    Warbixinta Guddiga Maaliyadda ayaa si weyn loo faafiyey iyadoo dowladda ku eedeysay in la waayey 42 Milyan oo dollar oo ka maqan miisaaniyadda sanadkan 2018, waxayna jug weyn ku noqotay dadaalkii ugu weynaa ee xukuumadda Kheyre ka sameysay dhinaca maaliyadda oo ay aqoonsi uga heshay Hay’adaha caalamiga ah ee IMF iyo World Bank.

    Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle oo socdaalkiisii soo gaabiyey ayaa hortegaya baarlamaanka, isagoo la filayo inuu faahfaahin ka bixiyo warbixinta Guddiga Maaliyadda ee ku eedeysay Musuqa, waxaana sidoo kale kulanka si weyn uga qeyb geli doona xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda ku jira.

    Baaralmaanka Baaralmaanka Galmudug Miisaaniyadda 2018 Top xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWafdigii Madaxweynaha Somalia oo gaaray Magaalada Kampala, lana kulmaya Madaxweyne Musaveni
    Next Article WAR CUSUB: Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo laba u qeybsamay & xubno ka tirsan Guddiga oo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo