Browsing: Baarlamaanka
Munaasabad lagu furay kalafadhiga 4aad ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhcday Hotel ku yaalla magaalada…
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa ayaa War kasoo saaray xaalada maamulka Koonfur Galbeed…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasam ayaa Maanta loo dhaariyay xilka xildhibaan ka mida Golaha Shacabka Soomaaliya Baarlamaanka…
Wasiiru dowlaha Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta hortegay fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo raaligelin ka bixiyey gef uu sheegay inuu ka…
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa si jeesjees ah uga hadlay su’aalo uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan…
Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay uga hadleen furitaanka kalafadhiga…
Qaar ka mida siyaasiyiinta iyo xildhibaannada ayaa lagu eedeeyay inay kooxda Alshabaab u fidiyeen dacaayad kadib markii ay faafiyeen muuqaallo…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaliya ayaa kusoo baxay, si fududna ugu guuleystay kursi ka mida Baarlamaanak Federaalka Soomaaliya.
TOOS GAROWE: Doorashada Kursi ka bannaan Baarlamaanka Federaalka & Wasiir la filayo inuu ku soo baxo
Waxaa Magaalada Garowe maanta ka socota Doorashadda kursi ka banaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo uu dhowaan uu iska casilay…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota Munaasabad lagu daah furayo Xisbiga cusub ee Midowga Nabadda iyo Horumarka oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhaceyso doorashada kursi ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay ka qeyb galay…
Waxaa isbedel degdeg lagu sameeyay magaca xisbigii dhowaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore xildhibaan Xasan Sheekh…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka iyo xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud…
Guddiga joogtada ah ee aqalka sare wuxuu ugu baaqayaa mas’uuliyiinta Galmudug in la ilaaliyo midnimada iyo wada shaqeynta hey’adaha dastuuriga…
Wasiirka Dastuurka maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/llaahi Sheekh Xasan ayaa sheetgay inuu isagu leeyahay magaca uu qaatay xisbiga maanta guddoomiyaha…
Maanta 30-ka September 2018, ayaa Muqdisho looga dhawaaqay Midowga xildhibaanadii Qabyo ee taagerayaasha madaxeynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Xisbiga…
Xisbiga cusub ee Midowga Nabadda & Dimoqraadiyadda UPD ayaa kulankiisii ugu horeeyay isugu yimid magaalada Muqdisho, iyadoo dastuurkiisa lagu ansixiyay, laguna…
Xisbi cusub oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in looga dhawaaqo magaalada…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loogu yeeray inuu jiro kulankii Baaralmaanka oo loo doodayo xeerhoosaadka Golaha Shacabka Soomaaliya.
