Browsing: Baarlamaanka
Odayaasha, waxgaradka, aqoonyahanada, dhalinyarada iyo qeybaha bulshada beesha Daguuro Maxamed /Foor Culus ee Murusade ayey kalsoonidii kala noqdeen xildhibaankii beeshaasi…
Kulankii Baarlamaanka ee maanta oo Kooram la’aan u baaqday & Dood ka dhalatay shaqada xildhibaannada
Kulankii Baarlamaanka ee maanta ayaa u baaqday kooram la’aan, kadib markii ay soo xaadiri waayeen tirada kooramka looga baahnaa xildhibaannada…
Xildhibaan Mahad Salaad oo digniin & talo u diray lammaanaha dartood loo dilay Axmed Dowlo [Akhriso]
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si gaara ula hadlay lammaanayaasha guurkooda dartiis loo dilay Marxuum Axmed Dowlo oo xalay Telefishan…
Xildhibaan Xuseen Iidow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo ku saabsan inuu yahay qofka…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo jeediyey in wax uu ku tilmaamay ‘Aroos Qaran’ loo sameeyo lammaane sababay…
Xildhibnaannda Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ajendahooda ku darsaday Dood ku saabsan dilkii foosha xumaa ee magaalada Muqdisho ka dhacay, kaasoo…
Wafdigii Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka u diray Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, iyadoo galabta laga sagootiyay…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulanka 5-aad ee Kalfadhiga 4-aad oo looga…
Madaxa wafdigii Aqalka sare ee Baarlamaanka oo loo diray magaalada Kismaayo ayaa si cad ula saftay maamulka Jubbaland ee Axmed…
Wafdigii Aqalka sare ee magaalada Baydhabo ku sugnaa ayaa ka qeyb galay shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed, iyagoo warbixin…
Wararka laga helayo Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegay in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka ay gudbiyeen Mooshin ka dhan ah…
Guddiga Doorashooyinka Madaxa Bannaan ayaa maanta ku dhawaaqay in la buuxinayo kursi ka bannaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo uu…
Wafdigii ka socday Aqalka Sare ee Barlamaanka ayaa galabta gaaray Magaalada Dhusamareeb maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Maxamed Axmed Islaam (Madoobe) ayaa kulan kula yeeshay magaalada Kismaayo wafdigii ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka…
Iyadoo kulanka Baarlamaanka Federaalka ee kalfadhiga 4aad uu goor dhow bilowday ayuu guddoomiyaha Baarlamaanka codsi gaara u jeediyey xildhibaannada doodaya.
Wafdigii ka socday Golaha Aqalka sare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Maamulka…
Waxaa maanta dib uga furmay xarunta Baarlamaanka Muqdisho Kulanka 2-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in wafdigii ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ay kulan magaalada Garowe…
Wafdigii labaad ee ka socda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo diray magaalada Baydhaba ee xarunta mamulka…
Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta yeelanaya fadhi ka mida kalfadhiga afraad ee Baarlamaanka, iyadoo looga doodayo amniga caasimadda Muqdisho.
