Browsing: Baarlamaanka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu lacag ka badan Rubuc Milyan Doolar ka helay dowladda…
Golaha Aqalka Sare ee Baaralmaanka Soomaaliya ayaa wafdigii ugu horeeyay ee xal raadin ah u diray maamhlka Puntland, kaasoo ka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kashifay qorshaha qarsoon ee madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle…
Qaar kam ida madaxda dowladda Soomaaliya ayaa booqday dhaawaca xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo xalay Gaari uu la socday lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax caawa lala beegsaday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Gaari uu la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax gaari lagu xiray lagu dhaawacay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Go’aan kasoo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay liiska wufuud loo kala dirayo xarumaha maamul goboleeyada…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada mucaaradka ku ah madaxda dowladda Somalia ayaa ka hor yimid shruduudo ah…
AKHRISO: Aqalka Sare oo War-cad soo saaray [Mooshinnada madaxda Dowlad Goboleedyada oo la dalbaday…]
Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa soo saaray qoraal uu ku baaqayo in la joojiyo dhammaan mooshinada socda ee…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan isug yeeray siyaasiyiinta iyo xildhibaannda beeshiisa.
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ka baaqsaday inay qeyb ka noqdaan ka qeybgalka furitaanka kalfadhiga Afraad…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war cad kasoo saartay sababtii ay uga baaqsadeen ka qeybgalka furitaanka kalfadhigii 4-aad ee…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee mucaaradka ku ah madaxda dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahiyey xaaladda…
TOOS U DAAWO: Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee furitaanka Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka HOOS KA DAAWO https://www.facebook.com/universalsomalitv/videos/241913719770889/
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta Dugsiga sare ee Booliska Jen. Kaahiye oo ay ka dhaceyso…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka ay qaadaceen ka qeyb galka munaasabadda furitaanka…
Kalfadhigii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa furmaya maalinta Berri ah ee Isniinta 10-ka September kadib fasax dheer oo xildhibaannadu galeen muddo…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee ku kacsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Go’aannada iyo…
Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya Jen. Cabdullahi Gaafoow Maxamuud ayaa noqday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, kadib…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in doorashadii Kursi Baarlamaan oo maanta ka dhaceysa magaalada Dhuusamareeb ay ka dhacday arrin…
