Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»KASHIFAAD: Yaa ka danbeeyay in Aqalka Sare qaadaco Furitaankii Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka..?

    KASHIFAAD: Yaa ka danbeeyay in Aqalka Sare qaadaco Furitaankii Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka..?

    September 11, 2018Updated:September 11, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaannada Aqalka Sare ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ka baaqsaday inay qeyb ka noqdaan ka qeybgalka furitaanka kalfadhiga Afraad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo caadadu ahayd in wadajir loo furo labada Aqal.

    Qoraal kasoo baxay Guddiga Fulinta Aqalka Sare ayaa lagu sheegay inay arrintaasi sabab u ahayd arrimo farsamo iyo kuwo amni ah oo aan la faahfaahin, waxaana qoraalka lagu sheegay in Aqalka Sare uu qaadanayo doorkiisa xaaladda cakiran oo uu marayo federaalka. [Akhriso halkan]

    Haddaba dabagal la sameeyay ayaa lagu ogaaday in arrintan uu sababteeda lahaa guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed Bukhaari oo xaalad diidmo ah kala hor yimid furitaanka kalfadhiga 4aad, waxaana la sheegay inuu isagu hore u baajiyey 5-tii Bisha September oo kalfadhiga la furi lahaa.

    Abshir Bukhaari oo ka mida guddoonka Aqalka Sare, dhinaca kalena ka tirsan mucaaradka dowladda uu ka tirsan yahay, ahna ganacsade leh warbaahinta Muqdisho qaarkeed ayaa xogtu sheegtay in sababtiisa muddo 5 maalmood ah dib loogu dhigay furitaankii kalfadhiga, balse u mar kale diiday inay senatoorada ka qeyb galaan xaflada furitaanka kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka.

    Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo xubnaha kale ee Guddiga fulinta ayaa qaatay go’aan ah in laga baaqsado xafladii furitaanka ee shalay intii uu khilaaf ka dhex qarxi lahaa Aqalka Sare dhexdiisa, waxaana senatoro ka tirsan Aqalka Sare ay  sheegeen inay qaadi doonaan tallaabo ay uga horjeedaan guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare Abshir Bukhaari.

    Wararka aya sheegay inuu xiriir la leeyahay qaar ka mida madaxda Maamul Goboleedyada, isla markaana uu qorsheynayo inuu Aqalka uu qaato go’aan lagu taageerayo maamul Goboleedyada.

    Abshir Bukhaari Aqalka sare Baarlamaanka Madaxda maamul Goboleedyada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKoox hubeysan Dil ka geysatay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho & Warar kasoo baxaya
    Next Article Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Jawaab culus u diray Madaxda Maamul Goboleedyada [War-saxaafadeed]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo