Xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa jawaab culus ka bixiyey eedeymihii ay u soo jeediyeen madaxda Maamul Goboleedyada ee dhowaan ku shiray magaalada Kismaayo iyo xildhibannada qaarkood.
War-saxaafadeed ka so baxay Hanti dhowrka Guud ayaa lagu faahfaahiyey shaqada iyo madax bannaanida hantidhowrka, iyadoo loogu cudurdaaray tuhunkii ay geliyeen madax bannaanida Hanti dhowrka Qaranka, sida lagu yiri war-saxaafadeedka.
HOOS KA AKHRISO



![Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Jawaab culus u diray Madaxda Maamul Goboleedyada [War-saxaafadeed]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/08/Maxamed-Maxamuud-Cali-Afgooye-e1533586913544.jpg)