Browsing: Baarlamaanka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa shir jaraa’id oo uu goor dhow qabtay ku beeniyay eedo ay…
Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa marar badan hore saxaafadda ufa hadlay isagoo sheegay in Xaruntii Baarlamaanka ay la wareegeen Ciidamo…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa guddoomiyaha…
Taliyaha ciidamada AMISOM iyo ciidamo uu wato ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo ka saaray ciidamadii taabacsanaa Guddoomiye…
Taliyayaasha Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdishoi ayaa shaaciyey in kulankii Baarlamaanka ee maanta…
Xildhibaan ka tisan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka inuu ciidamo hubeysan ku qabsaday xaruntii Baarlamaanka.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku gacan seyray codsi uga yimid taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.
Waxaa xarunta Baarlamaanka ee Muqdisho ku sugan xildhibaanno kooban oo u badan kuwa taageersan guddoomiyaha Baarlamaanka iyadoo markii saaka gudaha…
Wararkii laga helayo xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qeyb ka mida xildhibaannada ay goor dhoweyd gudaha…
Wararkii ugu danbeeyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo ku…
Ciidamo hubeysan oo taabacsan guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa la sheegay inay galeen qeybta sare ee…
Talisyada ciidamada qalabka sida ee dalka ayaa wadajir u soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaalada dalka iyo sugidda ammaanka iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka xilli hore ay xarunta Baarlamaanka oo lagu balansan yahay inuu ka…
Wararkii ugu danbeeyay xaaladda Mooshinka Guddoomiye Jawaari iyo kulanka lagu wado inuu Berri qabsoomo ayaa sheegaya in guddoomiye Jawaari loo…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in is mari waaga siyaasadeed ee ka dhex taagan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay caawa magaalada iyadoo la xiray wadooyinka…
Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanada taageersan Guddoomye Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa shaaciyey inuu jiro fadhigii Baarlamaanka, sida lagu sheegay farriin…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ay heleen farriimo ku saabsan shir loogu baaqayo inay kasoo…
Kulan gaara oo xalay dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo Guddoomiye ku…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in Madaxweynaha…
