Talisyada ciidamada qalabka sida ee dalka ayaa wadajir u soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaalada dalka iyo sugidda ammaanka iyadoo baaq u diray xildhibaannada Golaha shacabka.
War saxaafadeedka oo lagu xardhay astaanaka ciidamada Booliska, Xoogga dalka, Nabadsugida iyo Asluubta ayaa waxaa loogu baaqay Xildhibaanada inay gacan ku siiyaan sugida amniga iyo sarreynta Sharciga.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA


![Talisyada Ciidamada Qalabka Sida oo War-saxaafadeedkii ugu horeeyay ee Wadajir ah soo saaray [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/08/nisa.jpg)