Browsing: Baarlamaanka
Guddoonka Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Guddi kasoo tala bixiya arrinta Sarkaalka ONLF C/kariin Qalbi Dhagax.
Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay Magacyada Gudiga Golaha ay u xil saaray go’aankii ay xukuumada Soomaaliya ee sarkaalkii…
Dowladda Soomaaliya ayaa qaab xeer jajab ah iyo nabadeyn ku xalisay dagaalkii degaanka Haanta Dheer ku dhex maray ciidamada NISA…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta mar kale yeelanaya kulan ka mida kalfadhiga Golaha Shacabka.
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo ka mida xubnaha Baarlamaanka Federaalka ayaa farriin qiiro iyo naxdin isugu jirta u diray dadka…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Xildhibaan Mustaf Maxamed Dhuxulow ayaa u digay Wasiirradii ka tirsanaa dowladdii Xasan Sheekh Maxamuud ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa joojiyay in guddoonka uu qabto hindise sharciyeed kale oo ka yimaada xukuumadda Soomaaliya.
Waxaa goor dhow lasoo gabagabeeyay kulankii xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta looga dooday arrinta muranka dhalisay ee C/kariin Qalbi dhagax.
Qaar ka mida xildhibaanada golaha shacabka ee ka horjeeday go’aankii ay xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay sarkaalka ONLF C/kariin Qalbi dhagax…
Xildhibaanada shacabka ayaa kulankooduu maanta uu ka furmay xaruntooda Muqdisho ayaa bilaabay ka doodista kiiska C/kariin Qalbi dhagax.
Xildhibaannadda Golaha Shacabka ayaa maanta mar kulan ka yeelanaya arrinta sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u dhiibtay Itoobiya.
Shirkii Golaha Shacabka ee looga doodi lahaa arrinta sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u dhiibtay Itoobiya ayaa lagu dhawaaqay…
Qaar ka mida xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo ku maqnaa waajibaadkii xajka ee sanadkan ayaa si qorsheysan dib loogu dhigay soo…
Kulankii loo balansanaa in Aqalka Sare uu maanta ka yeesho arrina C/kariin Qalbi Dhagax ayaa la joojiyay oo dib loo…
Khilaaf ayaa hareeyay kulankii Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib kulan la filayay inuu maanta qabsoomo oo looga hadlo arrinta…
Kulanka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmaya ayaa la shaaciyay in looga hadlayo arrinta sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh…
Dagaal siyaasadeed oo aan waxba la iskula harin ayaa dhex maray Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare ee Baarlamaanka iyo Wasiirka…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo farageliyay kiiska muranka ka taagan yahay ee sarkaal ka tirsan ONLF ay dowladda…
Xildhibaanada Golaha shacabka ee kasoo jeeda Beesha Daarood ayaa ku kala qeybsamay kulan ay ka yeesheen xaaladda C/kariin Sheekh Muuse…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay tallaabo uu sheegay inay xukuumadda ku hor istaagtay kulankii xildhibaanada…
