Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaanno & Jeneraallo lacago u qeybiyay Dadkii ju waxyeeloobay Dagaalkii Haanta-Dheer

    Xildhibaanno & Jeneraallo lacago u qeybiyay Dadkii ju waxyeeloobay Dagaalkii Haanta-Dheer

    September 18, 20171 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya ayaa qaab xeer jajab ah iyo nabadeyn ku xalisay dagaalkii degaanka Haanta Dheer ku dhex maray ciidamada NISA iyo kuwa milateriga ee halkaasi deganaa.

    Dagaalkaas oo dhimasho iyo dhaawac dhaliya ayaa waxaa loo diray xubno saraakiil iyo xildhibannao ah oo lacago u qeybiyay dad la sheegay inay waxyeelo kasoo gaartay dagaalkaasi.

    Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa la arkayay iyagoo lacago doolar ah siinaya dad ka mida kuwii deganaa Haanta Dheer, waxaana kooxda howshan waday ka dhex muuqday: Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid), Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi, Jen. Yusuuf Indha-cadde,  Jeneraal. Laba Afle iyo xubno kale.

    Wararka ayaa sheegaya in Lacagaha la qeybiyay ay hordhac u yihiin Magdhow iyo Diyo la siinayo dadkii ku dhintay weerarkii Aroortii Sabtiga.

    Lama oga qaabka xildhibaannada iyo saraakiisha wada socda u galeen arrinta, waxaana muuqata in isku dhac ciidan loo bedelay qaab beeleed iyo xeer jajab, iyadoo aanay dowladda Soomaaliya wax war ah kasoo saari sidii ay wax u dhaceen iyo ciddii lahayd mas’uuliyadda lahayd.

    Dagaal Haanta Dheer Indha-cadde Milateriga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSoomaaliya oo ka dhex muuqatay Shir ay abaabushay Dowladda Qatar oo ka dhacay New York [Sawirro]
    Next Article WAR CUSUB: Maamulka K/Galbeed oo la saftay Isbaheysiga Sucuudiga & Imaaraadka [War-saxaafadeed]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo