Browsing: Milateriga
Taliyaha Ciidanka Lugta Gen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka hadlay ciidamada milateriga ee uu xukumo iyo dhibaatoyinka ay ku hayaan…
Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maqribkii Caawa rasaas ku furay Isgoys mashquul badan oo ku yaalla magaalada Muqdisho.
Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka kala tirsan…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay ka hortageen qarax ay soo abaabuleen Alshabaab oo loola dan lahaa degaanka Jannaale xilli…
Howlgal ay ciidamada gaarka ah ee Milateriga Soomaaliya qaadeen Gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab, kadib weerar…
Ciidamada Xoogga dalka ayaa yeeshay Afhayeen ay toos ula xiriiri doonaan Warbaahinta, kaasoo u qaabilsan inuu ku hadlo codka Ciidamada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal xoog leh oo Alshabaab iyo ciidamada dowladda shalay ku dhex maray tuulada Xaaji…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Taliye ku-xigeenka Ciidamadaa Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Taliyaha Ciidamada Lugta.
Saraakiisha ciidamada Dowladda ee ka howlgala Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay inay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku dileen howlgal ay ka…
Ciidamadii ka tirsanaa xoogga dalka ee ilaalin jiray xildhibaannada ayaa looga yeeray talisyadooda, kadib amar kasoo baxay taliyaha ciidamada milateriga…
Daraasad AMISOM ku sameysay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa lagu sheegay tirada ciidamada dowladda iyo kuwa maamullada…
Aakhirkii sanadkii hore 2018 iyo horaantii sanadkan 2019 waxaa mar kaliya soo shaac baxay dood ku saabsan mushaar la’aan soo…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa isbedello waaweyn ku sameeyay Saraakiisha Talisyada Qeybaha Ciidamada Xoogga…
Xaalad cusub ayaa kasoo korortay ciidamada dowaldda ee ku sugan Gobolka Sh/hoose, kadib markii ay xayireen Gaadiidkii isaga gooshi jiray…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa Mareykanka ka dalbaday inay xoojiyeen weerarrada lagu qaadayo kooxda…
Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa tababar u soo xirtay qeyb kale oo ka mida Ciidamada sida gaarka ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta salaadii Ciidul Adxaa la qaatay ciidamada Milateriga Soomaaliya isagoo saladii ciida la tukaday…
Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey howlgal gaar ah oo ciidamada xoogga dalka ka fuliyeen Gobolka Gobolka Jubbada Hoose…
