Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda ka dhalatay qalalaasihii maanta ka dhacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in…
Browsing: Milateriga
Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmayaa saraakiishii Dhalinyarada ah ee dhowaan loo dhiibay…
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaacisay in dib u habeyn lagu sameeyay saraakiisha ciidammada milateriga Soomaaliya, taasoo qeyb ka ah qorsha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay wehliyaan qaar kamid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta kormeer shaqo ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer kedis ah ku maraya Xeryaha ciidmada magaalada Muqdisho.
Qarax miino ayaa haleelay Gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidamada Milatariga Soomaaliya oo marayey agagaarka Siinka dheer ee duleedka…
Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa loo soo xiray tababar ku saabsan la-dagaalanka argagixisada oo uu soo qabanqaabiyey Midowga Yurub.
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa isku raacay kulankoodii shalay in Gaadiid ay heystaan saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada milateriga…
Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa sheegay in dalalka saaxiibbada la ah Soomaaliya ee la shaqeeya ciidammada…
Qiimeyntii ugu horeysay ee lagu sameeyay ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa lagu ogaaday arrimo yaab leh oo ay ka mid yihiin,…
Taliyaha milateriga Soomaaliya Jeneraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay inaysan waxba ka ogeyn eedeynta musuqmaasuqa ee Mareykanku ku eedeeyay mlateriga…
Dowladda Maraykanka ayaa joojisay gargaarkii cuntada iyo shidaalka ee ay siin jirtay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, cabsi laga qabo musuq…
Tababar ay Saraakiisha ciidamada midowga Yurub siiyeen ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Soomaaliya oo qaab beeleed u abaabulan ayaa dagaal kale xalay ku dhex maray xaafadda jamhuuriya,…
Abaanduulaha ciidamada xooga Soomaaliyeed Janaraal Cabdullahi Cali Caanood ayaa digniin culus u diray maamulka Gobolka SH/hoose, isagoo ku eedeeyay inay…
Taliyaha Ciidanka Dowladda Federalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo gaaray magaalada…
Guddiga Difaaca Baarlamaanka ayaa maanta xarunta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Taliyaha ciidamada xoogga dalka.
Howlgallo oo ay ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka wadaan Gobollada Shabeelooyinka ayaa waxaa Maleeshiyaadka Shabaab looga saarey deegaano dhowr ah…
Munaasabada xil-wareejinta ah ayaa ka dhacay xarunta Villa Baydhaba ee magaalada Muqdisho, waxaana goob-joog ka ahaa ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru…
Howlgalkii ugu weynaa oo ciidamada xoogga dalka ay u dhigaan kooxda Alshabaab ayaa lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo…
