Dowladda Soomaaliya ayaa qaab xeer jajab ah iyo nabadeyn ku xalisay dagaalkii degaanka Haanta Dheer ku dhex maray ciidamada NISA…
Browsing: Milateriga
Dadka Muqdisho ayaa shalay ku soo toosay dagaal culus oo ka socda qeyb ka mida magaalada, kaasoo markii dambe noqday…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Axmed Maxamed Jimcaale ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay booqasho ku jooga dalka Turkiga.
Wararka laga heleyo Gobolka Baay ayaa sheegaya in weerar qorsheysan lagu dilay taliye ka tirsanaa ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa ay ka socoto xaflad lacag loogu ururinayo ciidamada dowladda.
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa dadka degan xarumaha dowladda, siiba kuwa milateriga ugu baaqay inay ka baxaan xarumahaasi.
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ka digay dagaal faraha looga gudbto haddii aan wax laga qaban falal hubka looga…
Taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu magaalada Muqdisho ka saaray ciidamo milateri ah oo kumanaan gaaraya.
Qaar ka mida ciidamada gadoodsan ee la wareegay xarunta wasaaradda Gaashaadhiga, isla markaana xiray wadadda Warshadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in la dhimayo ciidamada xoogga dalka.
Iyadoo ay weli socdaan isbedelladii xil ka qaadista saraakiisha iyo mas’uuliyiinta dowladda ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in xilkii…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyay in la furo wadooyinka xiran e gobollada dalka.
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku biiray madaxda ku lebisatay dareyska ciidamada xoogga dalka ee milateriga.
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay magacyada saraakiil ay sheegtay in lagu dilay weerarkii is-midaamminta
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Gen. Maxamed Adan Axmed ayaa hanjabaad u jeediyay ciidamadii dhowaan gadoodka ka sameeyay magaalada Muqdisho.
Howlgalka Midowga Afrika ayaa shaki ka muujiyay in la gaari karo hadafkii laga lahaa ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya.
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Aadan Axmed ayaa si kulul uga hadlay bar twitterka laga sameeyay oo magaciisa…
Amarro cusub ayaa laga soo saara ammaanka magaalada Muqdisho, kuwaasoo daba socda amarkii ciidamada milateriga looga saarayo caasimadda.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Gen. Maxamed Aadan Axmed ayaa shaaciyay in gacanta lagu dhigay askari ka danbeeyay dil magaalada…
