Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa si weyn u difaacay xuquuqda Gobolka Banaadir isagoo sheegay in Baarlamaanka iyo dowladda ay dulsaaran…
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji oo ka mida Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in saldhigga milateri ee Bebera laga siiyay dowladda Imaaraadka…
Dowladda Talyaaniga ayaa bilad sharafeed guddoonsiisay Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Mooshinka looga soo horjeedo saldhigga milateri ee dowladda Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso magaalo xeebeedka Bebera ayaa laga akhriyay kulankii Baarlmaanka…
Kulankii 7aad ee kalfadhiga koowaad ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
Mooshinka looga doodayo saldhigga milateri ee Imaaraadka laga siiyay magaalada Berbera ayaa ka bilaabanaya maanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Labada nin ee ugu sareeya sharci dejinta iyo Villa Somalia ee dowladda cusub waxay noqdeen laba mas’uul oo midna dib…
Guddoonka Baaralmaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Mooshin laga furayo Saldhigga Milateri ee dalka Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso Magaalada Berbera.
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saacado kooban maanta ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2017.
Dowladda Soomaaliya ayaan awood u lahayn inay wax kharash ah bixiso, kadib markii ay noqotay miisnaaiyad la’aan.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa qeylo dhaan kasoo saaray gabdho Soomaaliyeed oo shaqo loogu diray dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaanada ugu afka dheer ee dib loo soo doortay ayaa ka baxay kulankii…
Mooshin lagu dalbanayo in si degdeg ah codka loogu qaado maanta xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa cod loo qaaday goor…
Kulankii Baarlamaanka Federaalka ee kasooni siinta xukuumadda Soomaaliya ayaa furmay iyadoo xildhibaanada ay ku bilaabeen mooshin.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd Daah-furay Duulimaadkii ugu horreeyey ee toos ah magaaloyinka Muqdisho & Nairobi.
Wrarka laga helayo xildhibaanada ka horjeeda xukuumadda uu magacaabay Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa sheegaya in qorshe cusub u diyaariyeen kulanka…
Diidmada ay xildhibaanada qaar kala hor yimaadeen xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa fasiraad…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa maanta barnaamijka shaqo ee xukuumadiisa horgeynaya Baarlamaanka Soomaaliya si uu kalsooni uga helo…
