Browsing: Baarlamaanka
Waxaa hadda bilowday khudbadaha ay jeedinayaan musharixiinta u taagan Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Gudiga Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa shaaciyay in maanta la dhageysan doono khudbooyinka musharixiinta u taagan Guddoonka Baarlamaanka.
Iyadoo ay weli socoto dooda ka dhalatay warbixinta ay xaaladda Soomaaliya iyo Doorashooyinka ka qortay hay’adda Itoobiyaanka ah ee Center for Dialogue,…
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan weyn oo casho iyo miyuusik isugu jira isugu yimid magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd la soo xiray qabashada araajida musharixiinta Guddoonka Aqalka Sare.
Xildhibaanadii ugu danbeeyay ee Golaha Shacabka ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho iyadoo ay soo baxeen saddex xildhibaan oo ka…
Qaabka awood qeybsiga Soomaalida iyo beelaha ay ka kooban tahay ayaa ah mid iyadoo aan la qorin heshiis lagu yahay,…
Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay in tiro ka badan 100 xildhibaan ay heystaan Baasaboori ajnabi ah.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay xildhibaano cusub oo ku soo biiray Golaha Shacabka Soomaalida oo doorashadiisu gabagabo tahay.
XOG: Beesha Hawiye oo olole ugu jirta jagada guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare [Yaa isku heysta..?]
Iyadoo ay socoto qabanqaabada Doorashada Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan musharixiinta xilalka…
Laba xildhibaan oo cusub ayaa maanta ku soo biiray Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii doorashadoodu ka dhacday magaalada Muqdisho.
Doorashada kuraas ka mida Aqalka hoose ee baarlamaanka ayaa maanta ka socota magaalada Muqdisho iyadoo ay ku tartamayaan musharixiin kasoo…
Iyadoo ay maanta bilaabatay diwaan gelinta Musharaxiinta u taagan xilka gudoonka Aqalka sare ayaa waxaa soo baxaya musharaxa loo wado…
Beesha Daarood ayaa ku fashilantay inay hesho jagada Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baaralamaanka, kadib markii arrintaasi ka hor timid miisaanka…
Xildhibaanada Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta doortay Guddiga Doorashada Aqalka Sare ee Guddoonka Aqalkaasi, iyadoo la shaaciyay waqtiga…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay saddex senatoor oo cusub oo ka mid noqonaya Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban ee heer Federaal ayaa kashifay muran ka dhex taagan madaxda madasha Qaran iyo beesha caalamka.
Kulankii ugu horeeyay ayaa dhex maray shalay wakiilada beesha caalamka, guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka iyo qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa bar twitterka uu ku leeyahay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo la sheegay inay…
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya, balse aan weli xilka loo dhaarin ayaa kala diray Madasha Qaran ee ka kooban madaxdii…
