Browsing: Baarlamaanka
Waxaa la soo gabagabeeyay Doorashada Guddoonka Baarlamaan cusub ee 10-aad oo ay ku soo baxeen saddex mas’uul oo aan cusbneyn,…
Doorashadii Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo ayaa lagu ka baxay goor dhoweyd iyadoo ay ku kala guuleysteen C/weli Sheekh Ibraahim…
Tirinta codadka Doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa goor dhow soo gabagabowday iyadoo ku guuleystay Mahad Cabdalla Cawad.
C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay Doorashadii guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Federaalka iyadoo 4 musharax ay isugu soo hareen.
Musharaxa uu wato madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa qarka u saaran inuu ku guuleysto…
Afar musharax oo qura ayaa isugu soo haray tartanka guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka koowaad iyo labaad.
Labada musharax ee Khadiija Maxamed Diiriye iyo Sicid Xuseen Ciid ayaa ka tanaasulay tartanka doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee…
Tirinta Codadka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa hadda soo dhammaatay iyadoo ay tartameen 10 musharax.
Tirinta codka xildhibaanada ee Doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka ayaa bilaabatay iyadoo ay ku loolamayaan 6 musharax oo…
Musharixiinta u tartamaya jagooyinka guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya waxay kala yihiin:
Loolan adag iyo olole la isku habeensaday xalay oo dhan kadib waxay xildhibaanada Baarlamaanka ku urureen xaruntooda magaalada Muqdisho.
Waxaa shalay Muqdisho lagu doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka oo uu ku soo baxay markii labaad Prof. Maxamed Sheekh Cismaan…
Waxaa maanta lagu wadaa in Muqdisho lagu doorto guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee baarlamaanka Soomaaliya.
Doorashada Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho.
Xildhibaan C/weli Ibraahim Muudey waa mid ka mida musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiye ku xigeenka koowaad Baarlamaanka Soomaaliya, waana markii…
Wareegii koowaad ee doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu ka baxay iyadoo guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Baaralmaanka.
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo mar kale loo saadaalinayo inuu xilka ku soo laabtay…
