Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaqadii a ereyay lix garsoore oo ka mid ahaa Maxkamadda Sare ee Soomaaliya.
Qaar ka mida Garsoorayaasha Maxkamada Sare ee dalka ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu guddoomiye cusub u soo magacaabo Maxkamadda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa telefoon kula xiriiray Amiirka dalka Qatar Tamin Bin Hamad Al-thani, sida ay qortay wakaalada…
Iyadoo ay maanta ku eg tahay muddo 30 maalmood ah oo Maamulka Gobolka Banaadir u qabtay dadka degan dhulka Jardiinooyinka iyo…
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan Magaalada Khartoum ee Caasimada Dalka Sudan, sida…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo halkaasi la geeyay…
Waxaa War-murtiyeed ka kooban heshiiskii afar qodob ah laga soo saaray wadahadal ay dowladaha Soomaaliya iyo Eritrea yeesheen, kadib booqasho…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabageeyay socdaalkiisii taariikhiga ahaa ee dalka Eritrea, isagoo kulamo la qaatay madaxda dalkaasi, isla markaana war-murtiyeed…
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa xaqiijiyay inuu kulan dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hoggaanka ugu…
Waxaa soo baxaya muuqaalladii ugu horeeyay kulankii magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray goobo ay Dowladda Ereteriya ka fulisay mashaariic horumarineed ayaa sheegay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan kula yeeshay magaalada Asmara Guddoomiyaha Ururka ONLF Admiral Maxamed Cumar Cusmaan, kasoo ahaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Eritrea ayaa ku baaqay in cunaqabteynta saaran dalkaasi…
Dowladdaha Soomaaliya iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay inay dib u soo ceshadaan xiririkii labada dal iyadoo danjirayaal ay magacaabi doonaan…
Wadahadallo rasmi ah oo magaalada Asmara uga bilowday Madaxda Soomaaliya iyo Eritrea [Sawirro Cusub]
Madaxda dalalka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa wadahadallo rasmi ah uga bilowdeen caasimadda Eritrea ee Asmara, kadib markii booqasho rasmi ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, iyadoo garoonka uu uga…
Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa ka digay xiriirka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ayaa maanta u dhoofay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, isgoo booqasho saddex maamlood ah…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay booqashada madaxweyne Farmaajo ku tegayo dalka Eritrea, kadib markii dhiggiisa…
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa casuumad u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo si uu booqasho ugu tago magaalada Asmara…
