Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG: Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha oo iska fogeeyay Amarkii Jardiinooyinka Muqdisho ee Yariisow

    XOG: Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha oo iska fogeeyay Amarkii Jardiinooyinka Muqdisho ee Yariisow

    August 4, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay maanta ku eg tahay muddo 30 maalmood ah oo Maamulka Gobolka Banaadir u qabtay dadka degan dhulka Jardiinooyinka iyo Beeraha  Dowaladda Hoose  ee Muqdisho inay isaga baxaan ayaa waxaa soo baxaya in arrintaasi ay iska fogeeyeen madaxda sare ee dowladda Soomaaliya.

    Gudooomiyaha Gobolka Banadir C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa u qabtay dadka degan Jardiinooyinka Danta Guud iyo Beeraha dowladda hoose ee magaalada Muqdisho 3-dii Bishii hore ee July inay muddo 30 maalmood ah uga guuraan, isagoo ugu hanjabay inay ka qaataan qalabkooda ama tallaabo laga qaadi doono, wuxuuna heshiisyada lagu bixiyey ku tilmaamay sharci darro. [Akhriso Warkan]

    Arrintan  oo kacdoon ka dhalisay ganacsatada Muqdisho, isla markaana loo arkay mid lagu weerarrayo beelo gaara oo degan Muqdisho ayaa xaalad siyaasadeed oo culus ka abuurtay magaalada Muqdisho, waxayna dacwadda arrintan gaartay madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

    Xogta aanu helnay ayaa sheegeysa in madaxweyne Farmaajo uu odayaal ka tirsan Beesha uu kasoo jeedo guddoomiye Yariisow u sheegay inuusan raali ka ahayn waxyeelo loo geysto ganacsatada Muqdisho, isla markaana amar uu hore u soo saaray uu saameyn ku lahaa dhulka Danta guud ee la bixiyay markii uu xilka qabtay, kadib Febraayo 2017, wuxuuna iska fogeeyay amarka ka soo baxay guddoomiye Yariisow.

    AKHRISO: C/raxmaan C/shakuur: “Farmaajo wuxuu kala dooransiiyey Yariisow inuu is casilo ama burburiyo Jardiinooyinka ay…”

    Dhinaca kale Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa odayaasha beelaha Muqdisho oo kulan dhex maray u xaqiijiyay inaysan jiri doonin dhismayaal danbe oo maamulka G/Banaadr burburin doono, arrintaasina ay xalinayaan.

    Xaaladda ka dhalatay amarka Guddoomiya Yariisow ayaa wixii markaas ka danbeeyay ahayd mid iskeed u qabowday iyadoo aanay jirin cid dheg jalaq u siisay amarkii Yariisow oo la sheegay in dhowr Goobood oo maamulkiisu burburiyay ay dacwad ka taallo, isla markaana uu tallaabadaasi u qaaday markii ay dalbadeen xubno heerkoodu hooseeyo oo ka tirsan Madaxtooyada.

    Ma jirto cid fulisay amarkan ama goobo jardiinooyin ah oo laga guuray, waxaana arrintu u muuqataa amarkaasi laga soo qaaday mid aan soo bixin.

    Amarka Yariisow Dowladda Hoose G/Banaadir Top Yariisow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Qoraal Dowlada Jabuuti kasoo saartay Dacwadii kala dhaxeysay Shirkadda Dp World
    Next Article Milateriga Dowladda Itoobiya oo la wareegay Magaalada Jigjiga & Xaaladda oo kacsan [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo