Browsing: Madaxtooyada
Isimada iyo duubabka dhaqanka ee Gobolka Nugaal ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Garoowe halkaas oo uu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ioo maanta gaaray Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay ujeedada socdaalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay soo dhoweyn aan hore loo arag oo aan loo kala harin loogu sameeyay magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Waxaa magaalada Garowe ka socota qabqaabada soo dhoweyntii ugu danbeysay ee soo dhoweynta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Soomaaliya oo xilka dhowaan loo magacaabay ayaa xalay kulamo kala gaara iyo kulan wadajir ah…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu magaalada Garowe ka furo Garoonka diyaaradaha magaaladaasi oo qaab casri ah loo dhisay.
Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa ka bilaabatay qabanqabaabada soo dhaweynta madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo u muuqda inuu la wareegay mid ka mida awoodaha madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo shalay ay gurigiisa weerarreen…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa amar degdeg ah kasoo saaray howlgal ciidamo ka fuliyeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa abaabul cusub ka bilwoday dalkeeda, kaasoo looga horjeedo dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya horeba u soo noqday musharax madaxweyne iyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray xarunta maamulka hawada Soomaaliya oo dowladdu kala…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faray Taliska Xoogga dalka in hoggaannada iyo qeybaha ciidanka laga howlgeliyo saraakiisha cusub ee dhalinyarrada ah oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaano Katirsan Puntland iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmay ku xigeenka madaxda Midowga Afria ee Soomaaliya iyo Taliyaha AMISOM.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcadii ugu horeysay ee ciidamada Soomaaliya oo ay Turkigu tababarreen.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen agagaarka xarunta Villa Somalia.
