Browsing: Madaxtooyada
Ergeyg Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Kaeting ayaa shaaciyey in Cabdi Saciid Maxamed Cali loo magacaabay la-taliyaha cusub xagga amniga qaranka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliyihiisa Ammaanka Qaranka.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada mucaaradka u ah hoggaamka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay dalbadeen dib u…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u guuray, kuna shaqo bilaabay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga kulan kula yeeshay taliyeyaasha Ciidamada xoogga dalka ayaa ka hadlay…
Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha H/Gidir ayaa xalay saqdii dhexe kadib tegay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyagoo kulamo degdeg ah la yeeshay…
Xoghayaha Gaashaandhigga dalka Maraykanka Jim Mattis ayaa sheegay in Soomaaliya ay ugu danbeyn leedahay madaxweyne u qalma in la taageero.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaamajeyay ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la dejiyay inta u dhaxeyso deegaanka Ceelasha Biyaha iyo degmada Afgooye ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shirka Ganacsiga ee Africa 2017.
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka ee saxiixay Mooshinka madaxweynaha Soomaaliya laga diyaarinayo ayaa la sheegay inay ka baxeen kadib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Sharma Sheikh ee ee dalka Masar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista dastuurka oo xalay lagu qabtay…
