Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka…
Shirkii dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee Amniga Soomaaliya oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor…
Shirka Amniga Qaranka ayaa caawa ka fumay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeyb galyaan madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyda…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bedelay mowqif uu hore u qaatay, isagoo dib ugu soo laabanaya siyaasadda.
Magaalada Muqdisho ayaa gashay xilligii ololeyaasha iyo xiisadaha siyaasadeed, kadib markii ay bilowdeen mooshinno xil ka qaadis ah oo laga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shir madaxeedka shanaad ee Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta safar kale ku tegaya dalka Ivory Cost.
Waxaa la shaaciyay liiska madaxda caalamka ee ka qeyb galeysa calaama-saarka madaxweynaha dib loo doortay ee Kenya Uhuru Kenyatta.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tegaya laba dal Afrikaan oo socdaalkiisii ugu danbeeyay toddobaadkan uu cagta soo marin doono.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda beesha Wasiirkii Howlaha guud ee Soomaaliya Cabaas Siraaji ayaa ka dalbaday…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kula kulmay dugsiga Tabbarka Ciidanka Booliska ee Jenaaral Kaahiye 600…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray Madaxweynaha dalka Masar iyo shacabka dalkaasi.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed ayaa la sheegay inuu ka baxay isbaheysi siyaasadeed oo dowladda Imaaraadka u dhistay…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta soo gabagabeynaya socdaalkiisii dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cllaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa caawa maamuus u sameeyay dadka u soo halgamay…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa gaaray dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, sida ay baahisay warbaahinta dowladda.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Sida ay qortay jariirada Daily Nation Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis hal sano ah la gaartay Sharikad Mareykan ah oo olole…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu kula kulmi…
