Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya & Ra’iisal wasaaraha ayaa kulan la yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu shaqsi ahaan u dhex galay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daabushay gobolka Shabeellada Hoose oo lagu wado in dagaal lagu qaadayo Alshabaab uu…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay kadib safari shaqo uu ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya qaar ka mid ah wadamada…
Mid ka mida danjireyaashii uu magacaabay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib loogu soo celiyay iyadoo shan bilood kadib magacaabiddiisa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay gaaray magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya ayaa balanqaad ka helay madaxda dalkaasi.
Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda ayaa la sheegay inay diideen qorshe uu watay wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa caawa kulan la yeeshay madaxweynaha Uganda…
Kulan lagu waday inuu Sabtidii shalay ay isugu yimaadaan labada aqal ee Baarlamaanka oo uu khudbad ka jeedin lahaa Madaxweyne…
Madaxweynah Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u debcay cadaadis xoog leh oo uga yimid maamul Goboleedyada dalka, isagoo ka tanaasulay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa duhurnimadii maanta ka dhoogfay garoonka diyaaradaha Muqdisho, sigoo ku sii jeeda magaalada Kampala ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa martiqaad u kala diray Madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar degdega ku tegaya dalalka safka hore ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
