Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira ee duleedka Muqdisho, halkaas oo cutubyo ka tirsan…
Iyadoo dhowaan la magacaabay taliyaha ciidamada xoogga, kadib markii uu is casilay taliyihii hore ayaa waxa socda magaacidda taliyada ciidamada…
Madaxda Boqortooyada Sacuudiga ayaa sanad kasta hambalyo khaldan u soo dira madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka noqday kulan uu maalinta Berri ah isugu yeeray labada Aqal ee baarlamaanka si…
Madaxda dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqay in dalka Soomaaliya uu galeyo xaalad dagaal wixii ka dambeeya 21-ka Oktoobar 2017.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qoraal u kala diray guddoonada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqaya inuu dalku xaalad dagaal galay.
Khudbadii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ka jeediyay 18-kii Oktoobar 2017 Garoonka Banadir (Konis Stadium) kadib qarixii weynaa ee ka dhacay…
Madaxda dowladda Federaalka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo,Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo R/wasaaraha Xasan Cali Khayre, wasiiro,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay ciddii ka dambeysay weerarkii is-midaaminta ahaa ee Sabtidii 14-ka Oktoobar ka dhacay magaalada…
Muqdisho, 16 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar…
Dowladda Qatar ayaa ku yaboohday kaalmadii ugu weyneyd ee deeq caafimaad ah oo loo fidiyo dhaawacyada Qarixii weynaa ee magaalada…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/lalahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta guddiga Gurmadka xaaladda degdega ah ee qarixii Muqdisho.
Muqdisho, 15 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday isbtaalka Ordogaan dadkii rayidka ahaa…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka tegay goobtii uu qaraxii weynaa ka dhacay shalay ee Isgoyska Soope,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Qarixii qasaaraha badan dhaliyay ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu dib u dhigay caleemo-saarkii madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle oo lagu waday…
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shir degeg ah ugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada.
