Browsing: Madaxtooyada
Dowladda Qatar ayaa la sheegay inay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku casuuntay shir caalami ah oo ka dhacaya dalka…
Beesha Absame ayaa shuruud adag ku xirtay qorshe lagu doonayay in looga qanciyo arrinta sarkaalkii ONLF C/kariin Sheekh Muuse Qalbi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay Dugsiga tababarka ciidamada ee Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta tegay Xerada tababarka ciidanka ee Cero Agoon.
Madax hore, xildhibaano iyo wasiiro deganaa xeydaabka xarunta Madaxtooyadda Somalia ayaa caawa laga jaray adeegyadii asaasiga ahaa sida Koronta iyo…
Kadib maalmo ay madaxa iskula jireen madaxda sare ee dowladda iyo kuwa Amniga xaaladda ka dhalatay kiiskii Itoobiya loogu gacan…
Tan iyo wixii ka danbeeyay weerarkii degaanka Bariire ee dadka lagu laayay waxaa mar qura is bedelay taageeradii madaxda dowladda…
Xukuumadda Soomaaliya iyo hay’ado raacsan laanta fulinta ayaa la soo baxay hab cusub oo ay u la dhaqmayaan warbaahinta, waxa…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa difaac ka dhigatay war laga soo xigtay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya oo ku saabsan…
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qeyb ka mida maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa la qaata Cutubyo ka tirsan Ciidan…
Qoraal uu dowoladda Mareykanka u diray Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa la sheeciyay iyadoo lagu dalbaday taageero milateri iyo faragelin…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka salaadda ciidul Adxa Masjidka Shuhadaa ee Madaxtooyada Soomaaliya kula tukaday dadweyne…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka baaqsaday salaadii Ciida ee uu dadka kula tukan jiray Masjidka Isbaheysiga Islaamka…
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa.
Taliyaha NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii labaad xilkan loo magacaabay April 2017 markii uu madaxweyne dalka ka noqday…
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa khayaano Qaran ku tilmaamau falka ay madaxda dowladda Soomaaliya u bareereen ee ah inay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Federaalka ee sida weyn ugu kacsan ayaa sheegay in Sarkaalka ka tirsanaa…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay hal sabab oo darteed uu xilka uga degi karo, isagoo farriin…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta u damaashaad tegay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa dhalinyaro ku sugneyd…
Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa muujinaya qaab cusub oo xilalka…
