Browsing: Madaxtooyada
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saddex War oo kala duwan kasoo saartay Weerarkii Degaanka Bariire ee Gobolka Sh/hoose ka…
Mas’uul ka tirsanaa Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta si lama filaan ah casbasho ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada Soomaaliya, salaadii Jimcaha kadib.
Ma aha oo kaliya Sheekh caalim ah oo ka mida culimada waaweyn ee dalka iyo inuu adag uga hor yimid…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo dhowaan isu soo dhiibay dowladda Soomaaliya ayaa wada…
Wasiirka Waxbarashada C/raxmaan Dahir Cusmaan oo lagu wargeliyay inuu ku jiro Liiska wafdiga Madaxweynaha ee aadaya Masar ayaa laga reebay…
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa amar ku bixiyay baaritaan rasmi ah in lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday Qoyska…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadib booqasho rasmi ah ah oo uu ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Masar.
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamullka Hirshabeelle ayaa Muqdisho ku yimid kadib markii uu u yeeray Madaxweynaha Soomaaliya sida uu…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in amarkii Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya ee faarujinta Villa Somalia ay ka hor yimaadeen madax…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo axaddii booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda Masar ee Qaahira, ayaa madaxtooyada shir kula…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar, waxaana ku wehliya xubno kala duwan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Qaahir kula kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan.
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa shaaciyay inuu hayo caddeymo noqonaya fadeexad ah oo dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Qaahir ee dalka Masar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Qaahir ee dalka Masar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar dibadeed ugu dhoofay dalka Masar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ku sii jeeda dalkii ugu horeeyay ee casuumaad u fidiya inuu booqdo.
