Browsing: Madaxtooyada
Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan culus ka qaadaneysa xaaladda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle.
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa goor dhoweyd la geeyay magaalada Muqdisho, isagoo diyaarad gaara ay ka keentay magaalada Xudur.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Wadaadka ka goostay Alshabaab ee Mukhtaar Roobow Cali uu isu dhiibay maamulka…
Madaxweynayaasha Bariga Afrika ayaa hambalyo u dirauy madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
Madaxtooyada Soomaaliya iyo Wasaaradda Warfaafinta ayaa dadka Soomaaliya xilli waliba oo howlgal ay sameeyeen ciidamada Mareykanka baahiya inuu amray madaxweynaha…
Agaasimaha Madaxtooyadda Somalia, Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku amray in Xafiisyadda Dawladda ee dhex dagan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa shaaciyay inuu ogolaaday fulinta howlgal laga dilay sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab.
Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa kulankii ugu horreeyey ku yeeshay magaalada Muqdisho tan iyo markii la magacaabay.
Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa soo saa saaray amar ku saabsan in wasaaradaha, shaqsiyaadka iyo hay’adda dowladda Federaalka…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalacsiiyay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska oo la sheegay inuu badbaadiyay Keydka Radio Muqdisho.
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1529535427107244/
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tegay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.
Taliye ka tirsan ciidamada Taraafikada oo lacag ganaax ah oo sharci darro ah ka qaaday mi ka mida dadka Muqdisho…
Xubin ka mida Guddiga Taakuleynta ciidamada ee uu shalay magacaabay ayaa farriin u soo diray Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada.
Isbaheysiyo iyo ololeyaal iska horjeeda ayaa ka dhex socda xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka, taasoo welwel ku abuurtay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay siyaasi caan ah oo ka mid ahaa musharixiintii kula tartamay xilka madaxweynaha…
Iyadoo olole balaaran uu ilaa xalay ka socday magaalada Muqdisho, kaasoo ku saabsan mooshinka ka dhanka ah wasiirka Dastuurka ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay safiirro ka howlgalaya magaalada Muqdisho.
Miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2017 ayaa lacagta ugu badan ay ku baxeyso arrimaha maamulka iyo xafiisyada.
