Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalbaday in Qorshe cusub loo sameeyo mideynta ciidamada dowladda iyo howlgallada ay fuliyaan.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta shir degdeg la yeeshay dhammaan taliyeyaasha ciidamada ayaa kala hadlay laba…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shir degdeg ah uu ka socdo xarunta madaxtooyada Villa Somalia.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogolaaday weerar ay qaadeen ciidamo ajnabi ah oo lala beegsaday hogaamiya ka tirsan kooxda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in beesha uu ka soo jeedo sarkaalkii shalay lagu dilay magaalada Muqdisho ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la kordhiyay ciidamada ilaalada madaxtooyada ee ku sugan baraha koontaroolka ee ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo shir degdeg ah isugu yeeray xalay Guddiga Amniga, iyadoo looga hadlay iska hor imaadyo dhex…
Dowladda Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa weli dagaal kula jirta dowladii xilka uga horeysay ee Xasan Sheekh hoggaaminayay.
Dowladda Faransiiska ayaa safiir cusub usoo magacawday Soomaaliya, kaasoo maanta waraaqihiisa aqoonsi uu ka guddoomiyay madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday xarunta jaamcadda Gaheyr ee magaalada Muqdisho oo dhowaan ay ka baxeen ciidamada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliyeyaal cusub oo uu yeelanayo.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray dagaalada ka qarxay degaanka Xeraalka ee Gobolka Galgaduud.
Wararka laga helay madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyayXogheyntii Madaxweyne Farmaajo.
Socdaalkii la filayay inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tago Degaanada Puntland ayaa si rasmi ah loo joojiyay.
Danjiraha dalka Sweden u fadhiyay dalka Soomaaliya Mikael Lindvall ayaa maanta loo sameeyay xaflad heer sare ah oo lagu sagootiyay.
Duqii hore ee Muqdisho iyo Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Bulshada Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa baaq xasaasi ah u jeediyay madaxweynaha…
Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa la sheegay inuu dhexda ka qabtay qorshe lagu doonayay in xil ka qaadis…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku sii jeeda degaanada maamul Goboleedka Puntland.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaciyay heshiis ay xukuumadda la gashay shirkad Caalami ah.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta furay kalfadhiga labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.
