Browsing: Madaxtooyada
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson uu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Generaal Jaamac Maxamed Qaalib ayaa ka hadlay sababtii uu isaga casilay xilka Guddoomiyaha Guddiga Taakuleynta Ciidamada.
Shirkii madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda maamulka Goboleedyada oo lagu daray Gobolka banaadir ayaa goor dhow soo dhammaaday.
Dhismaha Guddiga Cusub ee loogu magac daray Guddiga Taakuleynta Ciidamada Xoogga Dalka, wuxuu soo shaac bixiyay arrimo dhowr ah oo ku…
Madaxweyne Farmaajo oo joojiyay Guddoominta Shirki Golaha Amniga & Qodobada la isku heysto [Akhriso]
Wararkii ugu danbeeyay ee Shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ku jiraan madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa…
Jaamac M. Qaalib oo 24 saac ka yar iska casilay xilkii uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay [Akhriso]
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu is casilay guddoomiyihii Guddiga Taakuleynta ciidamada ee uu xalay Magacaabay Madaxweyne Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddi cusub oo loogu magac daray Gudigga Taakuleynta Ciidamada Qaranka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa ay ka socoto xaflad lacag loogu ururinayo ciidamada dowladda.
Waxaa halkan idin ku soo gudbineynaa Khudbadii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo uu ka jeediyay furitaankii kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka…
Waxaa maanta Xarunta Dugsiga Sare Booliska Jeneraal Kaahiye ee Muqdisho waxaa ka furmay Kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa iska fogeeyay Heshiiska Imaaraadka Carabta kula wareegay saldhig milateri iyo maamulka Dekadda Berbera.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta furaya kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka.
Madaxweynaha Somaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo ayaa la shaaciyay inuu maanta Shir Guddoominn doono Shirka Golaha cusub Amniga Qaranka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogolaaday dhismaha Gole loogu magac daray “Golaha Amniga Qaranka”.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ganacsade ka mid ahaa saaxiibadiisa ololaha doorashada u magacaabay safiir.
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu socdo qorshe xilalka looga qaaadayo madax sare oo ka tirsan hay’adaha Garsoorka…
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa dowladda Farmaajo ugu baaqay inay muddo sanad gudihiisah wax uga bedesho…
Xaflad lagu xusay sanadguurada 57-aad ee xornimada Soomaaliya oo ku beegan 1-da Luulyo ayaa saqdii dhexe ee xalay ka dhacay…
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay olalaha nadaafada oo uu horay ugu dhawaaqay in 29-ka bil kasta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ubax dhigay taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho, isagoona halkaasi kula hadlay boqolaal…
