Browsing: Madaxtooyada
Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa shir caalami ah ku casuumay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si hordhac ah uga hadlay waxqabadkiisii 100-ka maalmood intii uu xilka hayay.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed ku booriyay inay bixiyaan canshuurta.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime ku xigeen kale oo ay yeelaneyso Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweyne Jamhuuriyadda Fedreraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xuska 15-ka May awgeed maanta ubax xusuus ah dhigay taallada SYL…
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho.
Amar ayaa caawa kasoo baxay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Mugdi badan ayaa ku xeeran qaabka loo magacaabo xilalka dowladda Federaalka, kadib markii baraha bulshada laga ogaaday mas’uuliyiin kala duwan oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa la sheegay inuu safar kale dibadda ugu dhoofi doono toddobaadkan gudihiisa.
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay is-casilaad, kadib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ee ka qeyb galay shirkii London ayaa saaka dib ugu soo…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowaan booqday degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa amar ku bixiyay in Afgooye ammaan ahaan la…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa beesha Caalamka iyo Golaha Ammaanka Q/Midoobay ugu baaqay in dowladda Soomaaliya laga qaado xayiraadda hubka ee saaran…
AKHRISO Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee Xafladii London
Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan magacaabidda safiiro cusub oo dowladda Soomaaliya la filayo inay ku dhawaaqdo…
Shirka caalamiga ah e arrimaha Soomalaiya ayaa maanta ka furmaya Magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Madaxda Maamul Goboleedyada oo xaalad yaab leh ku qabsatay xafladii caawa ee Shirka London [Sawirro]
Madaxda maamul Goboleedyada ayaa caawa xaalad aanay fileyn ka qabsatay xaflad soo dhoweyn ah oo hordhac shirka London lagu maamuusayo,…
Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya madaxda maamul Goboleedyada ay caawa ka wadaan halkaasi olole ka dhan ah madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in dowladiisu ay dhisi doonto hay’ad la magac baxday Qurbe-joogta Qaranka.
