Ra’iisal wasarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka qeyb galay caleema-saarkii madaxweynaha Puntland ayaa tegay magaalada Gaalkacyo iyo degaanno ka tirsan Gobolka Mudug ee Puntland.
Cali Geedi ayaa sheegay inuu lacag ugu deeqay jid laga dhisayo Laamiga Wadnaha Gaalkacyo, isagoo sheegay inuu ku darayo dhismaha jidka lacag dhan $10,0000 ,wuxuuna kadib booqday Qabriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, halkaasoo uu duco uga jeediyey.
HOOS KA DAAWO