Mid ka mida musharixiinta ugu cadcadaa aqalka sare ayaa ku guuleystay senatornimada Aqalka sare ee maamulka Hirshabeelle.
Prof. Cismaan Maxamuud Dufle ayaa ku guuleysatay kursiga kursiga labaad ee lagu doorto Baarlamaanka Hirshabelle iyadoo uu ka guuleystay musharixi la tartamayay ee Jaamac Xuseen Xaashi.
Prof. Cismaan Maxamuud ayaa noqday masuulkii labaad ee loo doortay xubnaha aqalka sare ee maamulka hirshabeele.
Waxaa weli socda doorashada Aqalka sare oo la filayo in kursigii saddexaad la doorto.
Wadani.com