Maamul Goboleedka Puntland aya War cad kasoo saartay xaaladda Gobolka Sool iyo dagaalka ay Somaliland ku soo qaaday degaanka Tukaraq.
Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in saaka ay ciidanka Somaliland duullaan Qar iska xoornimo ah ku soo qaadeen degaanak Tukaraq ee Gobolka Sool, kaasoo loola jeedo in lagu carqaladeeyo socdaalka Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyadoo Puntland ay sheegtay inay jawaab cad ka bixin doonto.
AKHRISO WAR-SAXAFADEEDKA