Guddiga maamulka Doorashada SEIT Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 16-ka kursi oo ka dhacaya magaalada Boosaaso.
Boosaaso oo ah degaan Doorashada labaad ee Puntlad ayaa kuraasta 16-ka ah lagu kal dooraan doonaa maalmaha 5 iyo 6-da bisha Maarso 2022.
Puntland oo ugu danbeysa qabashada doorashada magaalooyinka labaad, marka laga reebo Garbahaarey ayaa si degdega u soo afjareysa kuraasta taalla magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari oo xaalad adag ka taagneyd.

