Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Puntland oo shaacisay sababta ay Dib ugu celisay Diyaaradii ay la socotay Ku-simaha Madaxweynaha

    Puntland oo shaacisay sababta ay Dib ugu celisay Diyaaradii ay la socotay Ku-simaha Madaxweynaha

    July 11, 2022Updated:July 11, 20222 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay shaqaaqo ka dhacday Garoonka Magaalada Boosaaso iyo Diyaarad ay la socotay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka oo Dib looga celiyey Garoonka.

    Wasiirada Puntland u qaabilsan Wasaaradda Amniga iyo Arrimaha gudaha Cabdisamed Maxamed Gallan & Maxamed Cabdiraxmaan Dhamancad ayaa shir jaraa’id oo wadajir ah ka sheegay in iska hor imaadka ciidamada ilaalada Garoonka Boosaaso iyo ciidamo isku dayey inay hub la galaan.

    Ciidamada PSF ayay sheegeen inay doonayeen inay gudaha u galaan garoonka, balse taasi ay hor istaageen kciidamada ilaalada ka ah Garoonka oo amarkaas qabay, dagaalkii maanta dhacayna ay sababtiisa lahaayeen Ciidamada PSF oo doonayay inay hubka la galaan Garoonka.

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabancad ayaa sheegay in Diyaaradii laga celiyay Garoonka boosaaso oo ay la socotay Sacdiyo Yaasiin Samatar aysan wax War ka heynin, ayna si kedis ah uga warheleen in diyaaradu sida gargaar ay kasoo degi rabo garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso.

    Arrintaas ayuu ku tilmaamay mid laga baaqsan karay si aysan u dhicin in gargaar aysan ka warhelin Hay’adihii Puntland ee arrintan quseysay, balse la ogaaday markii ciidamada PSF ee garoonka tegay ay Hay’adaha Amniga u sheegeen inay diyaaradaasi sugayaan.

    Wasiirada Puntland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqday inay ilaaliso nidaanka federaalka oo ixtiraamto dowladnimada Puntland, taasoo sabab u ah dib u celinta diyaaradda iyo wafdiga Sacdiya Yaasiin.

    Puntland Sacdiya Salaad Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDagaal ka dhashay socdaalkii Xil. Sacdiya Yaasiin ee Boosaaso iyo Diyaaradii oo Dib u noqotay
    Next Article Muqdisho oo laga mamnuucay Askarta hubeysan iyo socodka Mooto Bajaajta kadib Xilliga…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo