Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Puntland oo sharci darro ku tilmaantay mooshinka Jubba (Caddeyn dooda Puntland)

    Puntland oo sharci darro ku tilmaantay mooshinka Jubba (Caddeyn dooda Puntland)

    May 23, 2015Updated:May 23, 20152 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Goboleedka Puntland ayaa sharci darro ku tilmaantay Mooshinka ka Dhanka ah Baarlamaanka KMG ah ee Maaulka Jubba, kadib war laga soo saaray madaxtooyada maamulkaasi ee Garowe oo lagu sheegay inay qiimaysay mooshinkan.

    Puntland ayaa sheegtay markii ay aragtay qodobada lagu dhisay keenista mooshinkaas ka dhanka ah Barlamaanka Jubba ay  u caddaatay inuusan mooshinkaasi  sharci aheyn, isla markaana khilaafsan yahay Dastuurka ku meelgaarka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasoo u ogolaanaya dowladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya inay maamulaan arrimahooda daakhiliga ah dhistaana hay’adaha Xeer-dejinta, Fulinta iyo Garsoorka.

    Puntland

    “Waxaa wax lala yaabo ah in meeshii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay hormuud ka noqon lahaayeen yoolasha nabad-dhisidda Soomaaliya ay caqabad ku noqdaan Barlamaan lagu soo xulay hab ku dhisan wadatashi laguna bixiyey dhaqaale iyo waqti isla markaana ay goob-joog ka ahaayeen Madaxda Kala duwan ee Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamkuba” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay xafiiska madaxweyne C/weli Gaas oo lagu caddeeyay in Puntland waxay garab taagan tahay xaqa ay leedahay Dowlad goboleedka Jubba inay u gudbaan nidaam dhameystiran dhinaca fulinta xeer-dajinta iyo Garsoorka,waxayna ku boorineysaa Barlamaanka Soomaaliya in uu ku mashquulo arrimaha muhiimka u ah jiritaanka iyo Dawladnimada Ummadda Soomaaliyeed.
    Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada Dawladda Puntland

    Puntland oo xulafo la ah Maamulka Jubba waxay warkani soo saartay xilli danbe oo mooshinkaasi gabagabo ku dhow yahay, iyadoo dastuurka KMG ah ee Soomaaliya cuskaneysa, kaasoo ay  marar badan ka hor timaado, si cadna uga horjeedo qodobo ka mida, laakiin waxaa cad in maamulka Jubba aanu weli noqon maamul buuxa oo kamida federaalka, howshiisuna weli ku socoto qaab kumeelgaar ah, taasoo meesha ka saareysa qodobada ay cuskatay Puntland.

    Goobjoooge.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    mooshinka Jubba Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMuslim preacher linked to Al-Shabaab terror freed on bail
    Next Article Xidhibaanada keenay mooshinka Jubba oo diiday codsigii xukuumadda

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo