Maamul Goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay dagaalka qasaaraha badan dhaliyay ee saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.
Afhayeenka madaxtooyada Puntland C/llaahi Jaamac Quraanjecel ayaa war-saxaafadeedka u  akhriyay saxaafadda isagoo ku eedeeyay in Galmudug ay weerarka soo qaaday sida uu yiri.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA
Wadani.com