Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 11
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Q/Midoobay, Ingiriiska & Midowga Yurub oo soo dhoweeyay Khudbadii Xaliimo Yarey iyo Shuruud lagu xiray..

    Q/Midoobay, Ingiriiska & Midowga Yurub oo soo dhoweeyay Khudbadii Xaliimo Yarey iyo Shuruud lagu xiray..

    June 28, 2020Updated:June 28, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qaramada Midoobey, Ingiriiska iyo Midowga Yurub ayaa soo dhoweeyay khudbadii ay Baarlamaanka u jeedisay guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) iyo hababkii doorasho ee ay soo jeedisay.

    Qoraallo barahooda Twitterka soo dhigeen Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM, Safiirka Ingiriiska ee Somalia iyo Wakiilka Midowga Yurub ayaa lagu soo dhoweeyay hababka Doorash toos ah oo Soomaaliga ka dhici karta illaa bisha Maarso 2021.

    Qaramada Midoobey ayaa arrintan shuruud uga dhigtay wadatashi ballaaran oo dhex mara madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada Hoggaamiyeyaasha siyaasadda si loo gaaro Doorasho la isla ogol yahay.

    Waxay kaloo Q/Mdioobay tilmaantay inay tahay tallaabo wanaagsan oo horay loo qaaday shirka dhex mari doona Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo lagu wado inuu Muqdisho ka furmo 5-ta July 2020.

    Safiirka UK ee Soomaaliya Ben Fender ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu Guddiga Doorashooyinka ka maqlo in la qaban karo doorasho toos ah horaanta 2021, wuxuuna soo qaatay habka maalin qura codeynta iyo diiwaan gelinta dhaceyso oo ah mid kharash yar. Safiirka ayaa sheegay inuu soo dhoweynay qorshaha la isku raacsan yahay oo ay la yimaadaan dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada.

    Dhinaca kale Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicholas Berlanga ayaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaran ugu hambalyeeyay hababka doorashada ee ay soo bandhgitay, wuxuuna daba dhigay in baahi loo qabo is afgarad siyaasadeed iyo in la furo siyaasadda, laga soo bilaabo min xulasho illaa doorasho, iyo doorashada waqtigeeda.

    Doorashada Midowga Yurub Top Xaliimo yarey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXasan Sheekh: “Guddiga Doorashada waxay Farmaajo u raadinayaan muddo kororsi uu isagu sheegan waayey”
    Next Article Sheekh Shariif, Xasan Sheekh & C/raxman C/shakur oo ku baaqay inuu is casilo Guddiga Doorashooyinka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo