Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Q/Midoobay, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD Go’aano culus kasoo saaray xaaladda Somaliya (Akhriso)

    Q/Midoobay, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD Go’aano culus kasoo saaray xaaladda Somaliya (Akhriso)

    April 11, 2021Updated:April 11, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qaramada Midoobay iyo urur Goboleedyada waaweyn ee saameynta ku leh Soomaaliya sida, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD ayaa go’aamo wadajir ah kasoo saaray xaaladda is mari waaga Doorashada Soomaaliya.

    Shir ay khadka internet-ka shalay ku yeesheen madaxda kala ah: xoghayaha guud ee IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, GUddoomiyaha Guddiga siyaasadda iyo Amniga Midowga Afrika Bankole Adeoye; Madaxa Afrika u qaabilsan Midowga Yurub Rita Laranjinha, iyo Ku xigeenka xoghayaha guud ee Q/Midoobay, una qaabilsan Siyaasadda iyo Nabad ilaalinta Rosemary DiCarlo ayaa laga soo saaray go’aano ku saabsan xaaladda cakiran ee Soomaaliya.

    Qoraalka wadajirka ah ayaa walaac weyn ka mujhiyey is-mari waaga siyaasadeed ee Soomaaliya, waxayna xaqiijiyeen inay xusmeynayaan qaranimada Soomaaliya iyo Midnimada dhulkeeda, waxayna madaxda Soomaalida ugu baaqeen inay ka shaqeayaan danaha guud ee dalkooda, si degdeg ahna ugu laabtaan wadahadalka u dhaxeeyay madaxda dowladda federaalka iyo maamul Goboleedyada.

    Inay xal wadar ogol ah u raadiyaan caqabadaha taagan iyo la xaqiijiyo inaan la qaadin wax tallaabo ah oo dhaawici kara xasiloonida Soomaaliya, taasoo halis ku noqon karta nabadda iyo xasiloonida Dunida.

    Waxay hoosta ka xariiqeen in Heshiiskii 17 Septembar uu yahay kan ugu wagaansan ee loo mari karo qabashada Doorasho waqtiga ugu dhow lagu qabto, waxaana loogu baaqay madaxda dowladda iyo Maamul Goboleedyada inay dib u eegaan oo ka heshiiyaan tallooyinkii Guddigii Farsamada ee magaalada Baydhaba lagu gaaray 16 Febraayo 2021, iyagoo la raadinayo heshiis laga gaaro arrimaha taagan ee muhiimka u ah dhaqan gelinta Doorasho si haboon ku dhacda.

    Waxay dib u xaqiijiyeen inaysan haba yaraatee taageereynin hanaan doorasho oo is barbar socda; ama xaalad cusub oo keeneysa muddo kororsi lagu sameeyo muddo xileedkii hore ee dowladda.

    Waxay ugu baaqeen madaxda Soomaalida inay sii wadaan horumarkii laga gaaray dowlad dhiska Soomaaliya iyo siyaasadda loo dhan yahay, gaar ahaan doorashooyinka iyo in si nabad ah awoodda loola kala wareego; waxayna madaxdaasi ugu baaqayaan inay maanta la yimaadaan fulinta danaha muhiimka ah ee dadka Soomaaliyeed oo ah nabad iyo doorasho xor iyo xalaal ah, lana aamini karo.

    Waxay dhammaan hoggaamiyeyaasha Soomaalida ugu baaqeen inay is xakameeyaan ayna ka waantoobaan tallaabooyinka keeni kara inay xaaladda kacsan uga sii daraan.

    Qoraalka Q/Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo IGAD waxaa lagu soo gabagabeeyay inay si dhow ula socon doonaan xaaladda Soomaaliya.

    HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

    Click to access joint_communique_on_the_situation_in_somalia_003.pdf

    Doorashada Shirka Afis Somalia Top UN
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Dowladda si ula-kac ah ayey u dileen Guddoomiyihii Degmada Hodon -Xeer ilaaliyaha-
    Next Article Sarkaal caan ka ahaa Booliska & Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho oo Toogasho lagu dilay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo