Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Qaar ka mida Ciidamadii Ahlu suna ee ka dagaalamayey xarunta INJI oo is dhiibay & Madaxda Ahlu suna oo..

    Qaar ka mida Ciidamadii Ahlu suna ee ka dagaalamayey xarunta INJI oo is dhiibay & Madaxda Ahlu suna oo..

    February 28, 2020Updated:February 29, 20202 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xaalada ay hadda degan tahay kadib dagaal saacado badan qaatay oo maanta ka socday agagaarka xarunta INJI ee fadhiga madaxda Ahlu suna.

    Inta badan ciidamada Ahlu suna ee ka dagaalamayey xarunta INJI ayaa la sheegay inay isu dhiibeen ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku hareereysan xaruntaasi, waxaana hadda socda waanwaan ku saabsan sida madaxda Ahlu suna halkaasi looga saari lahaa xarunta.

    Madaxda Ahlu suna iyo ilaaladooda ayaa ku sugan xarunt INJI iyagoo ku adkeystay inay keliga isu dhiibayaan ciidamada AMISOM oo aysan ogoleyn inay ciidamada dowladda Soomaaliya la macaamilaan.

    Ciidamo cusub oo laga qaaday magaalada Muqdisho ayaa maanta gelinkii danbe ku biiray dagaalka, iyagoo waxyeelo badan la gaarsiiyey xarunta INJ ee fadhiga madaxda Ahlu suna, taasoo keenay in xaaladda ay dhinac u liicdo.

    Afhayeenka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa sheegay in Ahlu suna ay dagaal iyo qas ka bilowday magaalada Dhuusamareeb, iyagoo dhinac waliba u riday rasaas iyo madaafiic, wuxuuna caddeeyay in lasoo afjaray qalalaase ay ka sameeyeen Dhuusamareeb iyo Guriceel.

    Qorshe ay wateen madada Ahlu suna oo ahaa in ciidamada AMISOM ay isu dhiibaan, kadib markii xiriir dhex maray ayaa waxaa diiday ciidamada dowladda Soomaaliya, waxayna ciidamada AMISOM dib ugu noqdeen fadhigooda Garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, inkastoo ay weli socdaan wadahadallo ku saabsan madaxda Ahlu suna.

    Waxaa weli socda xiriiro ku saabsan sidii madaxda Ahlu suna arrintooda xal loogu heli lahaa, iyadoo Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna ee difaacayey xarunta INJI intooda badan la geeyay guriga uu degan yahay madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

    HALKAN KA AKRISO WARARKII UGU DANBEEYAY EE DHUUSAMAREEB & MADAXDII AHLU SUNA OO ISU DHIIBAY CIIDAMADA DOWLADDA:

    • Macalin Max’ud & Sheekh Shaakir oo isu dhiibay ciidamada Dowladda & Xarunta INJI oo gudaha loo galay…
    Macalin Max’ud & Sheekh Shaakir oo isu dhiibay ciidamada Dowladda & Xarunta INJI oo lala wareegay…
    Ahlu suna Dagaal Dhuusamareeb Galmudug Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa ka jira inuu dhaawacmay C/samad Macalin Max’ud..? [Wararkii Dhusamareb]
    Next Article Macalin Max’ud & Sheekh Shaakir oo isu dhiibay ciidamada Dowladda & Xarunta INJI oo lala wareegay…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo