Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Qaar ka mida Xarumaha Sarifka Online-ka ee Muqdisho oo la sheegay in sababo Amni dartood loo xiray

    Qaar ka mida Xarumaha Sarifka Online-ka ee Muqdisho oo la sheegay in sababo Amni dartood loo xiray

    October 16, 2019Updated:October 17, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta gabi ahaanba albaabada u laabay xarumahaa shirkadda CAMEL FOREX oo ah xaruumo ganacsi oo qaab Online ah looga kala sarifto lacagaha qalaad.

    Ciidamada ayaa xiray xarumihii ay shirkaddan ku laheyd Isgoyska Zoobe, Suuqa Bacaad iyo Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Howl-wadeenada CAMEL FOREX ayaa warbaahinta u sheegay in iyaga oo si caadi ah ugu gudajira howl-maalmeedkooad in lagu amray in albaabada isugu dhuftaan xaruumahooda ganacsi. Waxaa sidoo kale la xiray shirkadaha HUBAAL TRADERS iyo KULAN INVESTMENT.

    FOREX Traders ayaa ah suuqa ugu weyn ee dunida ee lacagaha lagu kala badasho waxaa uu ku dhex shaqeeyaa Internet-ka waa Suuq furan oo sarif ah, dhalanyaro badan ayaa ku soo badanaya isticmaalka adeegan oo macaash badan ka sameeyay.

    Xarumaha noocan ah ayaa hadda u muuqda kuwo sii baahaya guud ahaanba gobollada dalka, iyadoo ay jiraan dad Soomaaliyeed oo lacago dhiganaya, kuwaas oo aan wax badan ka ogeyn, xilli ay jiraan walaacyo amni oo laga qabo xarumahan.

    Ilo-wareedyo amni ayaa sheegay inuu jiro tuhun la xiriira inay kooxaha argagixisada ah dhaqaalo dhex marsadaan shirkadaha maanta la xiray, iyaga oo ku dhex dhuumanaya dadweynaha Soomaaliyeed ee aan la socon arrintan.

    Hay’adaha amniga ayaa sidoo kale sheegay in baari doonaan dhammaan dadka lacagta dhigtay shirkadahan, meelaha ay kala joogaan iyo halka ay ka keeneen lacagaha ay shirkadahan u hayaan, si loo helo xubnaha ku dhex jira ee xiriirka la leh argagixisada.

    FOREX Muqdisho Sarifka Lacagaha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDeni iyo Faroole oo ku haray Kismaayo (Codsi ku saabsan Axmed Madoobe oo ay hordhigeen Odayaasha Jubaland)
    Next Article Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Caawa ka dhoofay Muqdisho, kuna sii jeeda Mareykanka [Daawo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo