Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Qaar kamida xildhibaada taageersan madaxweynaha oo ka hor yimid musharax Xalane (Xog cusub)

    Qaar kamida xildhibaada taageersan madaxweynaha oo ka hor yimid musharax Xalane (Xog cusub)

    December 12, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    XUSEEN CABDI XALANE, WASIIRKA MAALIYADDA, MUSHARAX RA'IISAL WASAARE
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay sii socoto loolanka loogu jiro cidda loo magacaabayo ra;iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waxaa dib u dhac soo wajahay mid ka mida musharixiinta jagadan ugu cadcad oo ah wasiirka Maaliyadda ee xilka sii haya Xuseen Cabdi Xalane oo taageero weyn ka heysta saaixibada madaxweynaha, kaasoo si weyn loogu saadaalinayo in loo magacaabo jagadan.

    Qaar ka mida xildhibaanada taageeraya madaxweynaha ee riday xukuumadii C/weli Sheekh Axmed ayaa kulan ay ku yeesheen Khamiistii Muqdisho uga dooday qofka noqonaya ee loo magacaabi doono Ra’iisal wasaaraha. Xildhibaanadan ayaa waxaa shirkooda kala qeyb galayay wakiil ka socday madaxweynaha, waxayna qaar badan oo ka mida ka hor yimaadeen in Xuseen Cabdi Xalane loo magacaabo jagadan.

    XUSEEN CABDI XALANE, WASIIRKA MAALIYADDA, MUSHARAX RA'IISAL WASAARE
    XUSEEN CABDI XALANE, WASIIRKA MAALIYADDA, MUSHARAX RA’IISAL WASAARE

    Xildhibaanada diiday musharaxnimada kuna hanjabay inay ka hor imaan doonaan Mudane Xalane haddii xilkaas loo magacaabo ayaa u badnaa xildhibaanada kasoo jeeda Beelaha Digil iyo Mirifle oo xiisad siyaasadeed kala dhaxeyso maamulka Jubba ee Axmed Madoobe iyo beeshiisa, waxaana shirkaasi kasoo baxay natiijo la yaab leh oo ah sida xildhibaanadii taageeray madaxweynaha ay uga horjeedaan mid ka mida musharixiinta ugu cadcad in loo magacaabo jagadani.

    Dhinaca kale madaxweynaha maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa isaguna taageeraya in xilkan loo magacaabo Cumar C/rashiid safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka, isagoo culeys ku saaraya madaxweynaha inuu shaqsigan u magacaabo jagada Ra’iisal wasaaraha,

    Wasiir Faarax Sheekh C.qaadir ayaa isna magaalada Nairobi kulamo kula yeeshay beesha caalamka isagoo u bandhigaya musharixiinta kooxdiisa u dooneyso inay jagada ra’iisal wasaaraha u magacaabaan isagoo talooyinkooda ka soo ururiyay, si ay taageero uga helaan, waxaa hore looga cabsi qabay in beesha caalamka ay taageerada ka joojiso dowladda Soomaaliyeed.

     

    Wadani,com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Musharax madaxweyne Xuseen Cabdi Xalane
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa ka khaldan qaabka loo xiray agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka & Xuquuqda Aadanaha (Faaqidaad)
    Next Article Sii-hayaha Ra’iisal wasaaraha oo qoraal amar ah gaarsiiyay xubnaha Golaha wasiirada (Akhriso Wareegtada)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

    October 10, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo