Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Qab-dhismeedka Maamullada Heer Gobol ee Alshabaab iyo Warshadaha Hubka iyo Qaraxyada (Daraasad)

    Qab-dhismeedka Maamullada Heer Gobol ee Alshabaab iyo Warshadaha Hubka iyo Qaraxyada (Daraasad)

    February 28, 2022Updated:March 1, 20222 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaabka Soomaaliya oo ah kooxda ugu weyn ee hoostagta ururka Alqaacida ayaa leh hab maamul Goboleed u gaara oo loogu yeero ‘Wilaayaad’ oo ah magac luqada Carabiga laga soo qaatay iyo guddoomiye Gobol ‘Waalli’.

    Sida dhowaan lagu qoray Daraasad uu Alshabaab kasoo saaray Machadka Hiraal ee xaruntiisu tahay Muqdisho, AlShabaab waxay Soomaaliya maamul ahaan u qaybisay 10 gobol. Gobolladaas mid kasta wuxuu leeyahay hanti u gaar ah oo uu u qoondeeyay hoggaanka sare ee guud.

    Guddoomiyaha Gobollada ‘Waaliyadda wilaayaadka’ ayaan lahayn awood gaaar, waxaana howsha ugu badan qabta Maktabka sida wasaaradaha u sameysan ee Alshabaab oo howlwadeenadooda ka howlgalaan degaanada Alshabaab ka taliso.

    Maktab kasta waxaa hoggaamiya Amiir leh howlwadeenno kaalmeeya oo si rasmi ah u deggan caasimadda AlShabaab ee Jilib.

    Maktaatibta u dhisan qaabka Wasaaradaha ee xiriirka la leh nidaamka Hubka Alshabaab waxaa ka mida: Maaliyadda, Difaaca, Militariga (Jaysh), Booliska (Xisbah), Booliska sida Militari u tabarran (Fursan Xisbah), Maktabka Qaraxyada & Sirdoonka iyo garabka Amniga ee qarsoon (Amniyat).

    Nidaamku guud ahaan wuxuu si weyn ugu tiirsan yahay Maktabka Maaliyadda oo ururinta canshuuraha iyo maamulista Maaliyadda AlShabaab ay udubdhexaad u tahay suurtogalnimada hannaanka dakhli badan lagaga baado bulshada Soomaaliyeed kadibna loogu adeegsado cabsigelintooda, dilkooda iyo naafayntooda.

    Dhinaca kale waxay awoodaan inay iyagu farsameystaan hubka yaryar iyo qaraxyada, Warshadaynta gudaha AlShabaab waxay leedahay awood ay ku warshadayso noocyo cayiman oo kamid ah rasaasta iyo walxaha qarxa si loo gu adeegsado howlgallada.

    Maktabka Walxaha Qarxa (oo sidoo kale loo yaqaan tasniic, ‘warshadeynta’ waxaa la aaminsan yahay in uu ka kooban yahay ku dhawaad 65 qof, oo u qaybsan unugyo kala duwan, ta ugu ballaaran ay tahay soo saarista walxaha loo adeegsado qaraxyada iyo unugyada samaynta hoobiyayaasha

    Waxay kaloo qeybta Warshadeynta masuul ka tahay soo saarista Gawaarida iyo Miinooyinka qaraxyada, VBIED-yada iyo walxaha qarxa ee howlgallada lagu fuliyo, sida Jaakadaha Qaraxyada is-miidaaminta.

    Alshabab HIRAAL Maamulka Alshabaab Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRW Rooble oo magacaabay Guddi soo qiimeeya magaalada Garbahaarey (Akhriso Magacyada)
    Next Article Wasiiru-dowle ka mida madaxda Xisbiga Sheekh Shariif oo kusoo baxay Xildhibaan Baarlamaan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo