Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Qalalaase & Dagaal laga cabsi qabo inuu ka dhasho Doorashada Mareykanka (Taageerayaasha hubeysan )

    Qalalaase & Dagaal laga cabsi qabo inuu ka dhasho Doorashada Mareykanka (Taageerayaasha hubeysan )

    November 3, 2020Updated:November 3, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta looga dareeray dalkaasi iyadoo ay si weyn ugu loolamayaan Madaxweynaha xilka haya Donald Trump iyo madaxweyne ku xigeenkiii hore ee dalkaasi Joe Biden.

    Xaaladda Amniga ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo laga cabsi qabo inay rabshado ka dhacaan dalkaasi marka ay soo baxaan natiijooyinka ugu horeeya, kadib markii Madaxweyne Trump uu shaaciyey inuu iskiis ugu dhawaaqi doono inuu ku guuleystay Doorashada haddii ay soo baxaan inuu ku horeeyo Gobollada lagu tartamayo.

    Trump ayaa sidoo kale hore u sheegay inuusan aqbali doonin natiikada Doorashada oo marar badan uu sheegay inay ku shubayaan Xisbiga Dimoqraadiga ee ninka la tarramaya uu kasoo jeedo, wuxuuna diidan yahay codadka lagu dhiibto Boosatada.

    Taageerayaasha Caddaanka Midigta fog ee hubeysan ayaa laga cabsi qabaa inay rabshado sameeyaan ama u dabaal degaan guul Doorasho oo aan jirin, kadibna ay iska hor yimaadaan taageerayaasha xisbiga Dimoqraadiga.

    Donald Trump oo ka cabsi qaba in doorashadan looga adkaado ayaa ku doodaya in Doorashada la xadi doono ama lagu shuban doono, wuxuuna diidan yahay in tirinta codadka ay dib u dhaceen, taasoo ka imaaneysa Gobollada qaar oo ogol in codadka Boostada lagu dhiibtay la tiriyo kadib maalinta doorashada ilaa 3 maalmood kadib.

    Arrimahan oo dhan waxay muujiyeen in Doorashada Mareykanka ee sanadkan 2020 ay wadato halis laga qabo qalalaase iyo nabadgelyo darro ka dhacda, xilli Madaxweynaha Kursiga ku fadhiya uu muujiyey inuusan dooneyn inuu xilka ku wareejiyo si nabad ah.

    Black armed protesters march in Kentucky demanding justice for Breonna  Taylor | Reuters.com

    Trump and Biden on guns: Far apart on policy and perspective - Los Angeles  Times

    Donald Trump Doorashda Mareykanka Trump
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGolaha Wasiirada oo oo Shir u tegay Hotel ku dhex yaalla Garoonka Diyaaradaha Muqdisho (Sawirro)
    Next Article Ma dooneysaa inaad ku xirnaato Duruusta Diiniga ah ee Dr. Sheekh C/risaaq Aadan Macallin..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo