Wararaka laga helayo magaalada ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay xaafadda Seybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho .
Qaraxa ayaa la sheegaya in loo adeegsaday gaari qarax laga soo buuxiyay. Waxaa qaraxa laga maqlay degmooyinka gobolka banaadir.
Qasaaraha qaraxani geystay ayaa isugu jira dhimasho iyo dhaawac. waxaana goobta qaruxu uu ka dhacay gaaray ciidamada Dowladda oo baaritaan la wada.