Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Qaraxii 14-ka Oktoobar ee Muqdisho:- Kaalintee ayuu ka galay Weerarradii Argagixiso ee Dunida? [Akhriso]

    Qaraxii 14-ka Oktoobar ee Muqdisho:- Kaalintee ayuu ka galay Weerarradii Argagixiso ee Dunida? [Akhriso]

    October 14, 2018Updated:October 14, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taariikhda weerarrada argagixiso ee ugu waaweynaa uguna dhimashada badnaa Dunida waxaa markii ugu horeysay kaalimaha hore kasoo galay Qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.

    Weerarkii Muqdisho ee 14-ka Oktoobar 2017 waxaa ku dhinteen 656, sida ay caddeysay Guddiga Gurrmadka Qaran oo warbixintooodii ugu danbeysay ku shaaciyey tiradan, waxayna taas macnaheedu yahay in Qaraxiii Soobe uu kaalinta labaad ka galay liiskaasi madow, iyadoo kaliya uu ka horeeyo weerarradii 11-ka September ee lagu qaaday dalka Mareykanka.

    Hoos ka akhriso liiska weerarradii Argagixiso ee ugu waaweynaa dunida iyo kaalinta uu ka galay Qaraxii Muqdisho

    KaalintaDadka ku dhintayMagaca weerarkaGoobta uu ka dhacayTaariikhda
    12,996Weerarradii September 11New York City Arlington County, Virginia Stonycreek Township near Shanksville, Pennsylvania2001, Sep 11
    2656Qarixii lagu hoobtay ee MuqdishoMogadishu, Somalia2017
    3449Weerarro ka dhacay Ciraaq May 2013Dalka Iraq2013
    4422Dabkii Shineemada RexAbadan, Iran1978
    5400Xasuuuqii TrujilloTrujillo, Valle del Cauca1990
    6389Weerarradii hareeyay Ciraaq July 2013Dalka Iraq2013
    7385Dadkii lagu Afduubay  Iskuulka BeslanBeslan, Russia2004
    8341Qaraxyadii Xaafadda Karraada ee 2016Baghdad, Iraq2016
    9336+Weerarkii 2014 ee GamboruGamboru & Ngala in Borno State, Nigeria2014
    10329Bamkii lagu qarxiyay Diyaaradii Air India Flight 182Hawada dalka Ireland Atlantic1985
    11307 Qaraxyadii 1983 ee Beirut Beirut, Lebanon1983
    12293Daarihii Ruushka ee la qarxiyayMoscow, Volgodonsk,1999
    13270Qarxintii diyaaradii Pan Am Flight 103Hawada Lockerbie, Scotland1988
    Waxaa xusid mudan in Qarixii Muqdisho ee 14-ka Oktoobar 2017 ee galay kaalinta 2-aad ee weerarradii argagixiso ee dunida oo dhan aysan weli sheegan kooxda ka danbeysay ee Alshabaab.

    Somalia Blast Toll at 237 as Residents Protest Al-Shabab

    DIYAARINTII GOOBJOOGE.NET

    Kaalinta Qaraxii Soope Muqdisho Qaraxiii Soope Top Zope
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTOOS U DAAWO: Maxaa ka socda Isgoyska 14-ka Oktoobar (Soope) ee Magaalada Muqdisho..?
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo Amar kasoo saaray Qaraxyadii magaalada Baydhaba & Tacsi uu diray

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo