Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Qareeno is hortaagay Dacwad xeer ilaalinta kusoo oogtay Soomaali iyo Ajaanib ka tirsan Hay’adda SAHAN

    Qareeno is hortaagay Dacwad xeer ilaalinta kusoo oogtay Soomaali iyo Ajaanib ka tirsan Hay’adda SAHAN

    May 29, 2021Updated:May 30, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay kiiska Dacwad ciqaabeed lagu soo oogay shaqaalaha iyo madaxda Hay’adda Sahan Research ee fadhigeedu yahay Magaalada Nairobi.

    Dacwadda ayaa maanta furantay iyadoo ay dalka ka maqan yihiin dhammaan dadka lasoo eedeeyay oo kala ah lix qof oo 4 ka mid ah ay yihiin Ajaanib oo kala ah shaqaalaha iyo aasaasayaasha shirkadda SAHAN RESEARCH.

    Shaqaalahan ayaa lagu soo eedeeyay falal ay ka midyihiin faafinta xogaha amniga Qaranka iyo basaasid siyaasadeed oo hoos tegaya qodobadda Xeerka Ciqaabta Soomaliyeed ee 1999-200-201-202-204-205-71.

    Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dhowr jeer baafisay eedeysanayaasha oo ay ka mid yihiin: madaxda Hay’adda Matt Brayden oo hore uga tirsanaa Guddiga Monitoring Group ee UN-ka iyo Rashiid Abdi oo hore uga mid ahaa Hay’adaha Xasarada Dunid ee ICG, waxayna maxkamadda maanta u qabatay Qareeno u doodaya raggaasi.

    Qareenadii ay Maxkamaddu u sameysay eedeysanayaasha Hay’adda Sahan ayaa fadhigii Mxkamadda ee maanta sameeyay is-hortaag ka dhan ah eedda xafiiska xeer ilaalinta Guud ee Qaranka, waxayna maxkamaddu ku soo afmeertay fadhigan inay qaraar ka soo saareyso is hortaagaas ay keeneen qareenada difaacaya eedeysanayaasha.

    Lifaaq Hoose ka akhriso qoraalka ka soo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir

    Maanta oo taariikdhu tahay 29/05/2021 Maxkamadda G/banaadir waxa ay u fariisatay Gal-dacwadeedka ciqaabta ah ee sumaddiisu tahay MGB/DDL/179/2021, kaas oo eedeysanayaal ka yihiin lix qof oo 4 ka mid ah ay yihiin ajaanib, kuwaas oo dhamaantood ahaa shaqaalihii iyo asasaasayaashii shirkada SAHAN RESEARCH, laguna eedeynayay falal ay ka mid yihiin faafinta xogaha amaniga qaranka iyo basaasid siyaasadeed loona heystay in ay ku xad gudbeen Qod. 199-200-201-202-204-205-71-XCS, iyagoo dhamaantood ay yihiin maqanayaal horayna ay Maxkamaddu u sameysay baafin iyo u yeeritaan laakin ay imaan waayeen, Maxkamadduna ay u qabatay Qareeno difaaca eedeysanayaashaas.

    Qareenadii ay Maxkamadda u sameysay eedeysanayasha Sahan ayaa fadhigii maanta sameeyay is-hortaag ka dhan eedda Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud, waxayna Maxkamaddu kusoo afmeertay fadhiga inay dib qaraar uga soo saari doonto is-hortaagga Qareenada.

    Dacwad Doorashada Qareeno Sahan Research Somali
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirkii Arrimaha Gudaha Galmudug oo xilkii looga qaaday Dhismaha Gole Degaan oo xiisad Beeleed abuuray
    Next Article Horjooge ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Howlgalka Ciidamada Dowladda ee SH/Dhexe iyo Magaciisa…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo